Saturday, May 4, 2024

Kenya oo qorsheyneysa inay Tarxiil ku bilowdo Soomaalida ku nool dalkaas

Dowlada Kenya ayaa ku dhawaaqday inay Tarxiil ku billaabi dooonto Soomaalida ku nool dalkeeda, gaar ahaan kuwa ku nool Nairobi iyo kuwa looga shakiyo...

Eritreya oo go’aan cusub ka qaadatay ciidamada ka joogay gobolka Tigray

Dowlada Eritreya ayaa oggolaatay inay ciidamadeeda kala baxdo gobolka Tigray ee woqooyiga Itoobiya oo ay soo gashay markii uu socday dagaalkii TPLF iyo xukuumadda...

Wararkii ugu dambeeyey shirkii xalay u furmay Madaxda shanta Dowlad goboleed

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya shir xalay Muqdisho uga furmay Madaxda Maamul goboleedyada dalka ee kala ah Puntland, Jubbaland, Galmudug, Hirshabelle, & Koonfur Galbeed. Shirkan...

DF oo War yaab leh ka soo saartay shirka u furmay Madaxda Dowlad goboleedyada

Xukuumada Somalia ayaa war ka soo saartay shir caawa u furmay madaxda shanta dowlad goboleed ee ka tirsan federaalka Somalia kaasoo looga hadlayo xalinta...

Shir u dhexeeya Madaxda Shanta dowlad goboleed oo caawa ka furmay Muqdisho

Shir u dhaxeeya Madaxweynayaasha Shanta Dowlad Goboleed ee Somalia ayaa caawa ka bilowday hotel ku yaalla garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho Shirkan ayaa...

Markab weyn oo xanibay isku socodkii Maraakiibta ee Kanaalka Suez (Sawirro)

Saddexdii maalmood ee ugu danbeeyey waxa xanniban marin biyoodka Suez Canal oo muhiim u ah nolosha dunida, gaar ahaan maraakiibta sida badeecadaha u kala...

Puntland oo DF ku eedeysay baaqashada shirkii beesha caalamka & D/goboleedyada

Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyey madaxda DF iney ka dambeeyeen baaqashada shirkii ay galabta u balansanaayeen madaxda shanta dowlad goboleed iyo beesha caalamka, kaaso...

Taliyaha NISA & C/rashiid Janan oo goor dhow ka soo degay Muqdisho (Sawirro)

Taliyaha heyadda Nabad sugida Somalia NISA Fahad Yaasiin oo uu wehliyo Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Janan ayaa galabta ka degay garoonka dayuuradaha magaalada Muqdisho. Xubnahan...

Shirkii beesha caalamka iyo shanta dowlad goboleed oo baaqday (Sababta)

Ilo wareedyo ku dhow dhow Xerada Xalane ayaa sheegaya inuu baaqday shirkii dhex mari lahaa galabta Shanta Madaxweyne Dowlad Goboleed iyo Wakiilada Beesha Caalamka...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs