Monday, May 20, 2024

Hogaamiyaasha Soomaalida ee Qurbaha ka yimid iyo Beesha Caalamka !!

Soomaaliya waxay soo martay ayaan darooyin kala duwan dhibaatooyin iyo dhacdooyin musiibo ah oo ay ka mid tahay dagaal sokooye iyo abaaro sanafo badan...

Madaxweyne Farmaajo iyo Beesha Caalamka oo shir Xasaasi ah uga furmay Afisiyooni

Waxaa xerada ciidamada Cirka ee Afisiyooni ka socda shir xasaasi ah oo u dhaxeeya Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Soomaaliya Farmaajo iyo qaar kamid ah...

Axmed Madoobe oo isbadal ku sameeyay Taliyaasha Ciidamada Jubbaland (Akhriso)

Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa isbadal lagula sameeyay taliyaasha ciidamada maamulkaasi gaar ahaan kuwa booliiska iyo Nabad...

Saadaq Joon oo Dhufeesyo iyo caro tuur ka sameestay Xaafada Shiirkole (Daawo Sawirro)

Xaafada Shiirkole ee magaalada Muqdisho ayaa xiligan gashay jawi ka duwan sidii hore, waxaana xaafadaasi hada isku bedeshay aag dagaal oo laga cabsi qabo...

Sheekh Shariif iyo Taliyaha ciidanka Xooga Soomaaliyeed oo kulan Xasaasi ah yeeshay

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay hoyga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula qaatay taliyaha ciidanka...

Mareykanka oo Xayiraad saaray Saraakiil ay ku eedeeyeen in halis ku yihiin Dimuquraadiyada

Dowlada Mareykanka ayaa shaacisay in xayiraad dhinaca fiisaha ama dal ku galka Mareykanka kusoo rogeen saraakiil u dhalatay dalka Uganda ay ku eedeeyeen in...

Wasiirka Amniga oo ka hadlay wararka sheegaya in Dowlada Weerar ku tahay Saadaq Joon

Wasiirka amniga gudaha Xukuumada Soomaaliya Xasan Xundubey oo xalay saqdii Dhaxe shir jaraa'id qabtay ayaa ka hadlay wararka sheegaya in ciidamada dowlada weerar ku...

Gudoomiyihii Degmada Xamar Jajab oo caawa lagu dilay magaalada Muqdisho

Waxaa goordhaw Xaafada Sarkuusta ee magaalada Muqdisho lagu dilay Gudoomiyihii degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir Maxamed Cabdi Axmed sida ay noo xaqiijiyeen ilo...

Shir Xasaasi ah oo u Socda Farmaajo, Rooble iyo Madaxda Galmudug iyo Hirshabelle

Wararka aan ka heleyno xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in caawa halkaasi shir xasaasi ah uga socdo Madaxweyne Farmaajo, Ra'isul Wasaare Rooble iyo Madaxda...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs