Wednesday, May 8, 2024

Wararkii ugu dambeeyey dagaalka Guriceel iyo taliyeyaal sare oo ku dhintay

Xaalada degmada Guriceel ayaa caawa yara degan ka dib dagaalo maalintii labaad galay oo maanta halkaas ku dhexmaray ciidamada DF iyo kuwa Galmudug oo...

Xassan Shiikh oo War ka soo saaray dagaalka Maalintii labaad ka holcaya Guriceel

Madaxweynihii hore ee Somalia Xassan Shiikh Maxamuud ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud iney joojiyaan dagaalka, khilaafka jirana ku...

(Sawirro) Madaxweyne Deni oo olole doorasho oo yaab leh ka sameeyey Qardho

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH ayaa galabta magaalada Qardho ka sameeyey oloe doorasho oo dad badan ka yaabiyey. Deni...

War cusub oo ka soo kordhay qaraxii ka dhacay Magaalada Kambala

Saraakiisha Booliiska Uganda ayaa sheegay in saddex nin oo lagu tuhunsan yahay inay ka dambeeyeeen weerarkii habeenkii Sabtida ka dhacay Maqaayad ku taal caasimadda...

Faahfaahin:Tiro Madaafiic ah oo ku habsatay Isbitaalka degmada Guriceel (Sawirro)

Iyadoo dagaalo culus ay weli ka socdaan degmada Guriceel ayaa ayaa wararkii ugu dambeeyey ee halkaas naga soo gaaray waxay sheegayaan in tiri madaafiic...

(Sawirro) Mahad Cali Max’ed oo isku soo dhiibay ciidamada Nabad sugida K/Galbeed

Mahad Cali Maxamed oo ka tirsanaa Kooxda Alshabab ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Nabad sugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Dagaalyahankan ayaa la yimid hubkii...

Maxay ka wada hadleen RW Rooble iyo danjire Max’ed Cabdi Afey? (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee hay’adda UNHCR u qaabilsan Geeska Afrika Danjire...

Saraakiil katirsan Ahlu Sunna oo la qabtay iyaga oo dhaawac ah xili loo waday...

Ciidamada Dowlada Federaalka iyo kuwa Galmudug ayaa gacanta ku dhigey Dhaawacyada saraakiil katirsan ciidamada kooxda Ahlu Sunna oo ku dhaawacmay dagaalka ka socda Guriceel. Wararka...

News in English

Silver General Company (SGC)

Silver General Company (SGC) is a legally registered profit-making private company that has been working for the last 6 years providing transportation service in Somalia...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs