Tuesday, April 30, 2024

Shiikh Hassan Nasrullah oo kashifay sir muddo dheer u qarsaneyd kooxdiisa Xisbullah

Hoggaamiyaha Xizbullah ayaa sheegay in kooxdiisa haysto 100,000 kun oo dagaalyahan oo tababaran islamarkaana hubeysan, isagoo hadlayey kadib rabshadihii dhimashada lahaa ee toddobaadkii tegay...

Jadwalka doorashada xubnaha ka dhiman Aqalka sare ee Jubbaland oo la shaaciyey

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Federaalka Jubbaland (SEIT), oo gudanaya waajibadkiisa shaqo, ayaa shaaciyey jadwalka doorashada afartii kursi, ee ka dhimaneyd doorashada Aqalka Sare ee sanadka...

Waa Tuma Inanta Gaashaanka U Daruurtay Damacii Kenya ku dooneysa Badda Soomaaliya ?

Shirweynihii 67aad ee Golaha Guud ee Qaramada Madoobay – September 2012, ayuu Madaxweynihii hore Xasan Sheikh Maxamuud kula kulmay New York Qareenkii soo dhiciyey badda Soomaaliyeed....

Uganda oo soo bandhigtay Gaari Dagaal oo ay sameesteen (Daawo Sawirada)

Dowlada Uganda ayaa shaacisay in ay ku guuleesatay sameesashada gaadiidka dagaalka nuuca gaashaamaan oo ay adeegsadaan ciidamada Milatariga, gawaaridan ayaana lagu farsameeyay gudaha Uganda. Taliyaha...

Axmed Madoobe oo arin Muhiim ah kala hadlay Anita Kiki iyo xubno la socday...

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Anita Kiki Gbeho, iyo xubno...

Raila Odinga oo Balan qaaday in uu dib soo celinayo Suuqa Qaadka Kenya ee...

Ra'isul Wasaarihii hore ee dalka Kenya Raila Odinga hadana ah musharax u taagan xilka Maadaxweynaha dalkaasi ayaa bilaabay ololaha doorashada uu ku doonayo in...

Haweeney mar qura dhashay 7-Caruur ah iyo Warbaahinta oo hadal heysa !!

Haweeney u dhalatay dalka Pakistan ayaa mar qura dhashay todobo caruur ah oo isugu jira wiilal iyo gabdho, waxaana xaalada caruurtan dhashay lagula tacaalayaa...

Cabsi lasoo daristay Soomaalida kunool Dalka UK kadib dilkii Xildhibaan David Amess

Soomaalida kunool dalka UK ayaa waxaa lasoo darsay cabsi xoogan oo ka dhalatay dilka Wiil Soomaali ah u geestay Xildhibaan katirsanaa Baarlamaanka UK oo...

Lamaane Xaflada arooskooda lagu galbiyay Digsi weyn iyo Sababta Keentay (Sawirro)

Lamaane u dhashay dalka Hindiya ayaa xaflada arooskooda waxaa ka dhashay hadal heyn badan,  kadib markii ay adeegsadeen Digsi weyn si ay uga gudbaan...

Dowlada Itoobiya oo Bur b urisay Qalabyo muhiim u ahaa Jabhada TPLF

Dowlada Itoobiya ayaa xoojisay weerarada dhinaca cirka ah ay ku qaadeyso xarumo muhiim ah ay leeyihiin Jabhada dagaalka kala soo horjeeda ee TPLF oo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs