(Sawirro) Dowlada Somalia oo dalka ku soo celisay dhalinyaro ku xanibneyd dalka..

Dowlada Somalia ayaa dalka ku soo celisay Dhallinyaro Soomaaliyeed oo muddo sanado ah ku xanibnaa Xabsiyada ku yaala dalka Liibiya kuwaasoo maanta ka soo...

Midowga Musharaxiinta oo ka soo horjeestay habka ay ku socoto doorashada (Akhriso)

Midowga Murashaxiinta Soomaaliya ayaa ka  hor yimid qaabka loo wado doorashada golaha shacabka, waxayna ka digeen cawaaqibka ka dhalan kara, iyagoo dalbaday fuinta lix...

Ugaaska Murusade & qeybaha bulshada oo Dayniile ku soo dhoweeyey Boqor Cusmaan Buur Madow...

Ugaaska Beesha Murusade Ugaas Abdullahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracadde iyo bulshada uu Hoggaamiyo ayaa si weyn degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ugu soo dhaweeyay...

Biden oo amar ku bixiyey in la baaro dhibaato ku soo korortay Maraykanka

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa weydiistay Wakaaladda Ganacsiga ee Federaalka inay eegto sababaha keenay sare u kaca ku yimid qiimaha shidaalka ee dalka oo...

DF oo xil u magacowday Haweeney calanka Somalia loogu xiray Somaliland (Sawirro)

Haweeney kasoo jeeda Magaalada Boorame oo muddo laba jeer ah uu maamulka Somaliland u xiray Calanka Soomaaliya ayaa xil looga magacaabay Wasaaradda Warfaafinta iyo...

Rooble oo Gudoomiyay Shir ay yeesheen Golaha Wasiirada DF & kuwa Galmudug (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddoomiyay shirka wadajir ah oo ay yeesheen...

Qaybtii 3aad :- Xusuustayda Waxqbadkii Xassan Cali Khayre intii aan Joogay Xafiiskiisa

Kobcinta Ganacsiga :-Xukuumadda ayaa dedaal badan gelisay horumarinta ganacsiga iyo warshadaha, fududeynta ganacsiga, dhiirigelinta Maalgashiga, kor u qaadista dhoofka xoolaha iyo waxyaabaha kale ee...

Maxaabiistii Al Shabaab ee ka baxsatay Xabsiga Nairobi oo lasoo qabtay iyaga oo…

Ciidamada amaanka dalka Kenya ayaa gacanta kusoo dhigay sadex maxbuus oo xukuno dhaa dheer ku xirnaa ka baxsaday xabsi si weyn amaankiisa loo ilaaliyo...

Madaxa Shirkad Ajnabi ah oo Amaanka ka shaqeysa oo Muqdisho soo gaaray (Sawirro)

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta aqalka dowlada hoose Xamar ku qaabilay wafdi uu...

Madaxweyne Laftagareen oo soo dhaweyntiisa saf dheer loo galay (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo safar maalmo qaatay ugu maqnaa Dalka Turkiga ayaa maanta dib ugu soo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs