Taliye Odowaa oo digniin adag siiyey ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed

Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Jen. Odowaa Yuusuf Raage, ayaa uga digay ciidamada xoogga inay ku milmaan arrimaha siyaasadda iyo kooxo gaar ah. Hadalkan ayuu...

Wafdi hordhac ah iyo ilaalada Madaxweyne Deni oo Muqdisho soo gaaray

Wafdi hordhac ah iyo ilaalada Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho. Xubnaha wafdiga ayaa isugu jira Mas’uuliyiin, Saraakiisha Hab maamuuskiisa iyo...

Ehelada Mukhtaar Roobow oo beeniyey qoraalkii uu soo saaray Taliyaha NISA

Ehelada Mukhtaar Robow, ku xigeenkii hore ee hogaanka Al-Shabaab oo muddo saddex sano ah u xirnan dowladda Soomaaliya ayaa beeniyey hadal kasoo baxay ku-simaha...

Sarkaal & ciidamo ka soo goostay Al-Shabaab oo Baydhabo lagu soo bandhigay (Sawirro)

Sarkaal iyo dagaalyahano ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa la sheegay iney isku soo dhiibeen Maamulka koonfur Galbeed Cabdirisaaq Ibraahim Isaaq Tooxow iyo dagaalyahano uu hoggaaminayay oo...

Ganacsade Soomaali ah oo muddo todobaad ka badan lagu la’yahay dalka kenya

Ganacsade lagu magacaabo Maxamed Xasan oo 23-kii bishan laga afduubtay dukaankiisa oo ku yaalla magaalada Machakos ee duleedka magaalada Nairobi ayaa weli la yahay. Sida...

Waddo xiriirisa sadex degmo oo kutaala Muqdisho oo dib loo dhisay xarigana laga jaray...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha wadada xiriirisa Degmooyinka Waabari, Xamar...

Madaxweyne Deni oo magacaabay Wasiiro cusub oo kamid noqonaya Maamulkiisa

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 48 ee December 29, 2021 kuna magacaabid Wasiiro, Wasiiru Dowleyaal iyo...

Wasiirka Amniga oo si adag uga hadlay banaan baxii booliiska joojiyeen iyo waxyeelo loo…

Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa saakay is hortaag ku sameeyay banaan bax lagu taageerayay Ra'isul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya loogana soo horjeeday Madaxweyne Farmaajo. Wasiirka aniga gudaha...

Ra’isul Wasaare Rooble oo telfoon kula hadlay Molly Phee iyo Waxii ay kawada hadleen

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa khadka telefoonka waxa ay ku wada hadleen Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka u qaabilsan Afrika...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs