Friday, April 26, 2024

Midowga Yurub oo war kasoo saaray Dilkii loo geestay Xildhibaan Aamina Maxamed

Midowga Yurub ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay magaalada Baledweyne, kaa oo lagu dilay Xildhibaanad Aamina Maxamed Cabdi...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo dhagaha ka fureestay Baaqii Madaxweyne Qoor Qoor

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa talaadadii ugu baaqay xildhibaanada labada aqal ee lagu doortay deegaanada Galmudug in ay soo...

Antonio Guterres oo War kasoo saaray weerarkii Al Shabaab ku qaadeen xarunta Xalane

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si kulul u cambaareeyay weerar dagaalyahano katirsan Al Shabaab ku qaadeen gudaha xarunta Xalane iyo garoonka...

Qoor Qoor oo la kulmay qaar kamid ah Xildhibaanadii lagu doortay Galmudug (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa xalay magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda Galmudug kula kulmay qaar kamid ah Xildhibaanada labada golle...

Sanbaloolshe oo Farta ku fiiqay ciddii ka dambeesay qaraxii lagu dilay Xildhibaan Aamina

Taliyihii hore ee Hay'adda Nabad Sugida Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo ku sugan magaalada Baledweyne ayaa sheegay in khasaaro badan oo isugu jira...

Carro ka dhalatay Qoraal Madaxweyne Farmaajo kasoo saaray dilka Xildhibaan Aamnina Mohamed

Barta Facebook ku leedahay Villa Soomaaliya ayaa xalay lasoo dhigay qoraal Madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uga hadlayo qaraxa lagu dilay...

Daawo Sawirro laga soo qaaday goobihii ay ka dhaceen qaraxyadii ka dhacay Baledweyne

Waxaa xalay magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ruxay qaraxyo xooggan oo dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxa ayna xalay magaalada gashay...

Rooble oo sheegay in dilka Xildhibaanad Aamino iyo Weerarkii Xalane ay isku xiran yihiin

WAR-SAXAAFADEED Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu si adag u cambaareynayaa kana xun yahay falalkii argagixiso ee maanta ka dhacay Muqdisho iyo...

Cali Guudlaawe oo amar siiyey laamaha amniga ka dib weerarkii ka dhacay Baladweyne

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa cambaareeyay falkii caawa ka dhacay afaafka hore Madaxtooyada Magaaalada Beledweyne oo ay ku geeriyoodeen Allaha u naxariistee...

Maxaa ka soo kordhay qaraxyadii ka dhacay B/weyne iyo khasaaraha ka dhashay?

Waxaa soo baxaya faahfaahino hordhac ah oo ku saabsan qaraxyo isxigay oo caawa ka dhacay magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan kuwaasoo sababay khasaare iskugu...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs