Sunday, May 19, 2024

Sheekh Aadan Madoobe oo laga codsaday qeyb kamid ah Lacagihii Musharaxiinta laga qaaday (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha kuwaas oo Guddomiyaha kala...

Gollaha Wasiirrada Soomaaliya oo maanta ansixiyay xeerar kala duwan (Sawirro)

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu maanta guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyay xeerar kala duwan ee soo diyaariyeen...

Taliyihii Ciidamada Nabad Sugida ee garoonka Aadan Cadde oo xilka laga qaaday

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xil ka qaadis lagu sameeyay taliyihii ciidanka Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde  Khadar Maxamuud...

Dil ka dhacay magaalada Muqdisho iyo faah faahino kasoo baxaya

Kooxo biskoolado ku hubeesan oon heebtooda la garan ayaa maanta barqadii sargaal katirsan ciidanka dowladda Soomaaliya waxa ay ku dileen xaafad katirsan degmada Dharkeenley...

Maamulka Gobolka Gedo oo si adag uga hor yimid Qorshe maamulka Jubbaland wadaan

Maamul goboleedka Jubbaland uu hoggaamiyo Sheekh Axmed Madoobe ayaa dadaal badan ugu jira sidii mar kale gacanta maamulkooda loogu soo celin lahaa gobolka Gedo...

Ciidamada Eritrea oo heegan buuxa laga galiyay iyo dagaal laga cabsi qabo

Dowladda Eritrea ayaa shaacisay in heegan buuxa galisay ciidankeeda ayna diyaar u yihiin in ay iska difaacaan weerar kasta oo kaga yimaada dhinaca dalka...

Ra’isul Wasaare Rooble oo kusii jeeda Imaaraadka iyo Ujeedka Safarkiisa oo la ogaaday

Ra'isul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo xubno la socda ayaa kusii jeeda dalka Imaaraadka Carabta, maalmo kaddib markii magaalada Muqdisho lagu doortay Madaxweyne cusub...

Ciidamada Ammaanka oo gacanta ku dhigay gacan ku dhiigle Cabduqaadir Cali Muuse

Wararka ka imaanaya degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay halkaasi uu ka dhacay dil loo geestay nin kamid ahaa dadka deegaanka,...

Akoonada been abuurka ah oo saamayn ku yeeshay iibka shirkadda Twitter-ka

Mulkiilaha guud ee shirkadda Tesla, Elon Musk ayaa sheegay inaanu hore u sii wadi doonin heshiiska uu ku iibsanayo shirkadda Twitter-ka illaa ay masuuliyiinta...

Turkish Airlines oo si KMG ah u joojisay duulimaadka garoonka Aadan cadde (Sababta)

Shirkadda dayuuradaha Turkish Airlines ayaa shaacisay iney si KMG ah u joojisay duulimaadyadii ay ku iman jirtay garoonka Aadan cadde. Arrintan ayaa waxaa lagu shaaciyey...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs