Tuesday, May 14, 2024

Dhimashada dhulgariirkii ku dhuftay Afghanistan oo gaartay kun ruux (Sawirro)

Waxaa soo kordhaya dhimashada Dhulgariir xooggan oo ku dhuftay miyiga, gobolka buuralayda ah ee bariga Afqaanistaan, halkaas geeridu ay gaartay 1,000 qof, halka 1,500...

Qaar kamid ah Wefdigii Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu karaantiilay Imaaraadka

Dalka Imaaraadka Carabta waxaa ku sugan wefdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo safarkii ugu horeeyay oo dibadda ah dalkaasi ku tagay...

Soomaali badan oo si arxan daro ah loogu dilay deegaan ku dhaw Webiga Awash

Wararka aan ka heleyno dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dad Soomaaliyeed oo xoolo dhaqato ah lagu laayay deegaan katirsan dowlad deegaanka Canfarta sidoo kale...

Taliyaha NISA oo hawada ka saaray barihii bulshada uu lahaa iyo hadal heyn ka...

Taliyaha cusub ee hay'adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Mahad Maxamed Salaad ayaa hawada ka saaray dhammaan barihii bulshada uu lahaa uu inta...

Guddoomiyaha golaha Shacabka oo kusoo laabtay magaalada Muqdisho (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Adan Mohamed Nur-Madobe oo maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib safar qaatay dhowr maalmood uu...

Dhul gariir dad badan ku dhinteen oo ku dhuftay Dalka Afgaanistan (Daawo Sawirada)

Dhul gariir ay ku dhinteen dad aad u badan ayaa ku dhuftay deegaano hoostaga magaalada Khost ee koonfurta bari dalka Afganistan, waxaana khasaaraha ka...

Aadan Madoobe oo shaaciyay in la qabanayo Doorashada Kuraastii Fahad Yaasiin iyo Mahad Salad

Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa sheegay in dhawwaan la qaban doono doorashada labo kursi oo ka...

Dowladda Soomaaliya oo Go’aan ka gaareysa arrinta Sheekh Mukhtaar Roobow

Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo horey uga mid ahaa hoggaanka ugu sareeya ururka Al Shabaab balse markii dambe kasoo baxay kooxdaasi ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo loogu baaqay in wadahadal la galo Hoggaamiyaasha Al Shabaab

Hay'adda xasaradaha caalamka ee magaceeda loo soo gaabiyo ICG ayaa ka hadashay suurto galnimada in dagaalka u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo kooxda Al Shabaab...

Bushaaro Dugsiga Amiin Quran Online oo fursad qaaliya u haya Qurbajoogta Soomaliyed wakhtiga summer-ka

WhatsApp: +252634484123 Dugsiga Amiin Quran Online oo ah dugsi hore looga bartay waxbarasho tayo leh ayaa bilaabay dinwaangalinta ardayda cusub ee wakhtiga summerka. Dugsigu waxa uu...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs