Sunday, April 28, 2024

Qarax Khasaaro geestay oo lagu weeraray Xildhibaan oo ka dhacay magaalada Gaarisa

Qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso ah oo dhaliyay khasaaro ayaa lagu weeraray kolonyo gaadiid ah uu la socday xildhibaan katirsan baarlamaanka dalka Kenya...

Turkiga oo Shuruudo fulinteeda ay adag tahay ku xiray Sweden si ay NATO ugu...

Dowladda Turkiga ayaa si weyn uga soo horjeeda in gaashaanbuurta NATO ay ka tirsan tahay xubin kasoo noqdaan dowladaha Sweden iyo Finland oo dhawwaan...

Ciidamada Danab howlgal qorsheesan kusoo qabtay xubno katirsan Al Shabaab

Ciidamada kumaandooska ee Danab ayaa howlgal qorsheesan ku galay deegaannada Tooratoorow & Caliyoow Baaroow ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaas oo maamulkeeda gacanta ugu jiray...

Qoor Qoor oo Guddoomiyay Shir labo hindise sharciyeed oo Muhiim ah lagu ansixiyay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Galmudug, iyadoona Wasaaradda Arimaha Guduaha, Federaalka iyo Dib uheshiisiinta Galmudug ayaa...

Madaxweyne Deni oo la kulmay wafdi ay horkaceyso Amanada Valentin (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socda Hay'adda SILC (Swedish International Liberal Centre) ee dalka...

Madaxweyne Putin oo digniin culus ka bixiyey hub Mareykanku siinayo Ukraine

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, ayaa ku goodiyay in Ruushku uu beegsan doona aag cusub oo aaney horey u gaarin gacanta Ruushka, haddii Mareykanku siiyo...

Sacuudiga oo amar cusub ka soo saaray haweenka soo gudanaya waajibaadka Xajka

Boqortooyada Sucuudiga ayaa ku dhawaaqay in haweenku ay hadda wixii ka dambeeya ay si toosa u dalban karaan ama isu diiwaan gelin karaan xajka...

(Sawirro) Toogasho kale oo ka dhacday Mareykanka & Wararkii ugu dambeeyey

Saddex qof ayaa ku dhintay 13 kalena waa ay ku dhaawacmeen kaddib toogasho ka dhacday magaalada Philadelphia, sida ay booliisku sheegeen. Wax yar ka hor...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs