Thursday, May 2, 2024

Ra’isul Wasaare Rooble oo Daah-furay imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga sare (Sawirro)

Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare oo maanta si rasmi ah uga bilaabmay gobollada dalka. Imtixaankan oo ay...

Nin gubay qabri ay ku aasneed Sodohdiis iyo Sababta keentay oo la ogaaday...

Warbaahinta dalka Pakistan ayaa si weyn u hadal haya nin u dhashay dalkaasi oo gubay qabri ay ku aasmeed hooyada dhashay xaaskiisi hore, waxaana...

Kooxo burcad ah oo madax furasho u haysta adeegyada isgaarsiinta dawlad weyn !

Dalka Costa Rica ayaa labadii bilood ee ugu dambeeyey wuxuu la daalaa dhacayaa weeraro dhinaca internetka ah, kaas oo kooxaha weerarka geysanayaa ay la...

Faahfaahino kasoo baxaya qarax lagu weeraray guri uu degnaa Sargaal ciidan

Waxaa xalay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ka dhacay qarax miino oo lagu xiray guri uu magaaladaasi ka degnaa sargaal katirsanaa...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Shaaciyay in rag ajaaniib ah lagu dilay dagaalkii Baxdo

War saxaafadeed uu caawa soo saaray Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayuu ku faahfaahiyay khasaaraha Al Shabaab lagu gaarsiiyay weerarkii saakay kusoo...

Bangiga Adduunka oo ballanqaad u sameeyay Ergay Cabdiraxmaan Cabdishakuur (Sawirro)

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan gurmadka abaaraha Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta kulan la qaatay Madaxa bangiga adduunka ee Soomaaliya...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay Dagaalkii xooganaa ee ka dhacay Baxdo

War saxaafadeed goordhaw kasoo baxay Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa looga hadlay weerarkii Al Shabaab saakay ku qaadeen deegaanka Baxdo iyo sida dadka deegaankaasi isaga difaaceen...

Galmudug oo Shaacisay tirada Khasaaraha ka dhashay Weerarkii Al Shabaab ku galeen Baxdo

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar culus oo dhoor jiho ah waxa ay ku qaadeen deegaanka Baxdo oo hoostagta...

Ra’isul Wasaaraha magacaaban oo gurigiisa ku booqday Ra’isul Wasaare Rooble (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa booqasho iyo salaan ugu tagay Ra’iisul Wasaaraha xukuunadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble . Rooble ayaana...

Dowladaha Somalia iyo Canada oo ka wadahadlay arrin muhiim ah (Daawo Sawirro)

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha oo kulan la qaatay danjirtada Canada u fadhiya Nairobi. Xubnaha safaaradda Kanada oo uu...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs