Thursday, May 23, 2024

Maxkamada ciidamada DF oo xukun adag ku riday Maxamed Aadan Gaduudow

Maxamed Aadan Maxamed Cali “Gaduudow” ayaa loo soo xeray Dilka Allah U naxariiste Marxuum Saciid Xasan Shiiqow 29-kii April Sanadkan. Galab, Bishii Ramadaan ee ina...

(Sawirro) Ranil Wickremesinghe oo loo doortay Madaxweyne iyo rabshado laga cabsi qabo

Xildhibaanada Baarlamanka dalka Sri Lanka ayaa Madaxweyne cusub u doortay Ranil Wickremesinghe oo dalkaas ka ahaa Ra’iisul Wasaare. Amniga dhismaha baarlamaanka xilliggii ay dhaceysay doorashada...

Wararkii u dambeeyey Dabley hubeysan oo dil qorsheysan ka geystay Baladweyne

Askari ka tirsan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa saaka lagu dilay bartamaha magaalada Balad-weyne ee gobolkla Hiiraan. Dilka askariga ayaa yimid ka dib markii ay...

Qarax dhimasho & dhaawac geystay oo goor dhow ka dhacay degmada Afgooye

Qarax geystay dhimasho iyo dhaawac ayaa barqanimadii maanta ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya degmadaas. Warka ayaa...

Booliska Mareykanka oo ka hadlay sababta ay u xireen Ilhan Cumar & Xildhibaano kale

Booliska Mareykanka ayaa xaqiijiyay inay xireen 35 qof oo ay ku jiraan 17 xubnood oo ka tirsan aqalka Congress-ka. War ay soo saareen Booliska ayaa...

Daanyeer lagu daray Liiska dembiilayaasha loogu doontisa badan yahay dalka Japan

Booliska dalka Japan ayaa sheegay iney baadi goobayaan Daanyeer maalmihii la soo dhaafay weeraro ka geystay Degmada Orlgiru ee Gobalka Yamaguchi. Daanyeerka la raadinayo ayaa...

(Daawo Sawirro) Deni oo la caweeyey Ciyaartoy ka kala timid Muqdisho & Mareykanka

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Kooxaha Kubadda Kolayga ee kala ah Metro High School oo ka dhisan...

Puntland oo shaacisay iney howlgal ku qabatay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab

Saraakiisha amiga ee Puntland ayaa sheegay iney gacanta ku dhigeen xubno sare oo ka tirsan Al-shabaab. Hawlgal ka dhacay Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa...

DEG DEG: Ilhaan Cumar iyo Xildhibaano kale oo lagu xiray Mareykanka (Sawirro)

Dhowr Xildhibaan oo ka tirsan Xisbiga Dimuqraadiga ayaa laga xiray agagaarka Maxkamadda Sare ee mareykanka waxaana ka mid ah Ilhan Cumar oo laga soo...

Maxaa ka jira in lacag loo heysto ciidanka dowlada Somalia loogu tababaray Eritrea?

Villa Somalia ayaa beenisay in dhaqaale laga rabo dowlada awgeed ay u xaniban yihiin ciidamada Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Eritrea. Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdikariin...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs