Tuesday, May 7, 2024

Deni oo daahfuray Shirweyne dhaqaale ururin ah, kuna deeqay Milyan Dollar (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay si rasmi ah u daahfuray Shirweynaha gurmadka Abaaraha oo ah Shir loogu qareemayo looguna gurmanayo dadka...

Booliska Koonfur Afrika oo bilaabay raaf ka dhan ah Soomaalida iyo ajaaniibta kale

Booliska Koonfur Afrika ayaa magaalada Cape Town ee Gobolka Western cape ka bilaabay howlgal ka dhan ah dadka ajaaniibta ah oo ay Soomaalidu ku...

DEG DEG: Mid ka mid ah Culimaa’udiinka Soomaalida ugu waaweyn oo geeriyooday

Shiikh Aadan Max'uud Xiiray (Aadan Siiro) oo ka mid ah culimaa'udiinka Soomaaliyeed ee caanka ah ayaa ku geeriyooday caawa dalka India. Wararka ayaa sheegaya in...

Ganacsade caawa lagu dilay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Dabley hubeysan ayaa la sheegay iney caawa ku dileen magaalada Muqdisho ganacsade caan ah. Shiikh Salaad Ciise ayaa lagu dilay Xaafada Jungal oo ka tirsan...

Caqabad soo wajahday Sixitaanka imtixaanka dugsiyada sare ee Puntland

Wasiirka Waxbarashada Puntland Cabdullaahi Maxamed Xasan ayaam ka hadlay caqabad adag oo ka heysata wasaaradiisa sixitaanka imtixaanka dugsiga sare. Wasiirka ayaa hadalkan ka jeediyey fadhiga...

(Sawirro) Deni oo Garowe ku laabtay xili culeysyo badan ay kaga furan yihiin Puntland

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo, oo safar ugu maqnaa dalka dibediisa ayaa maanta  dib ugusoo laabtay garoowe. Deni waxaa ku...

(Sawirro) Axmed Madoobe oo ka hadlay sababta shirkad Ajnabi ah imtixaan uga qaaday Agaasimayaal

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan. Ugu horay Madaxweynaha ayaa golaha...

Cumar Filish oo kormeeray Wadooyin kuyaalla Muqdisho oo Roobku biyo badan dhigay (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa booqday qaar kamid Wadooyinka Caasimadda oo uu biyaha dhigay Roobkii...

Madaxtooyada Puntland oo lagu soo dhaweeyay Cabdiraxmaan Cabdishakuur (Sawirro)

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo xubno la socday ayaa maanta gaaray magaalada Garawe...

Maxaabiis Al Shabaabnimo loo heestay oo Dil ku xukunaa oo baxsaday iyo Lacag la...

Wararka ka imaanaya Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in xalay xabsi kuyaalla magaaladasai ka baxsadeen maxaabiis loo heestay in ay katirsan...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs