Monday, April 29, 2024

Axmed Madoobe oo guddoomay Natiijada Imtixaan loo galay Agaasimayaal guud (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka gudoomay Shirkada Human resource management consultancy expertise services, natiijada imtaxaanadka agaasimayaasha guud ee wasaaradaha...

Madaxweyne Qoor Qoor oo ballanqaad u sameeyay Dadka deegaanka Baxdo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo kusugan deegaanka Baxdo ayaa la kulmay bulshada qeybaheda kala duwan, oo ay kamid ahaayeen Culimada,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Asmara (Asmara)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi la socda ayaa galabta gaaray magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea. Xasan Sheekh iyo wafdiga...

Deegaanka Daaru Salaam ee Muqdisho oo maanta si weyn looga ciiday (Sawirro)

Kumanaan Dadweyna ah ayaa saakay waabarigii kusoo kalahay masalaha weyn ee Deegaanka Daaru salaam si Halkaasi ay ugu oogaan tukashada salaada Ciida Carafo ama...

Madaxweyne ka cararay Xaruntiisa Madaxtooyada oo dad careesan ugu galeen (Sawirro)

Madaxweynaha Sri Lanka Gotabaya Rajapaksa ayaa Sabtida maanta ah ka cararay gurigiisa rasmiga ah wax yar ka hor inta aysan mudaaharaadayaasha ka careysan dhibaatada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u dhoofay dalka Eritrea iyo Ujeedka Safarkiisa oo la shaaciyay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah oo qaadanaysa muddo afar maalmood ah ugu ambabaxay dalka Ereteriya, ka dib...

(Sawirro) Axmed Madoobe oo Salaada ciida ka dib Khudbad ka jeediyey Kismaayo

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane  Ahmed Mohamed Islaam ayaa maanta dadweyne kala duwan salaada ciida kula tukaday Xarunta Madaxtooyada Jubbaland ee magaalada Kismaayo. Sidoo kale, waxaa...

Muuse Biixi oo la tukaday shacabka Hargeysa, eedeyna u jeediyey DF (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo  shacabka kala qaybgalay tukashada Salaadda Ciidal Adxaha. Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qaybgalay...

(Daawo Sawirro) Sida maanta looga ciidayo qaar ka mid ah degaanada Al-Shabaab

Degaanada ay ka taliso kooxda Al-shabaab ee gobolada Koonfurta iyo bartamaha Somalia qeybo ka mid ah ayaa maanta si weyn looga ciiday. Saraakiil ka tirsan...

Qoorqoor oo shacab fara badan kula tukaday Masjidka degaanka Baxdo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa salaadda Ciiddul-Adxa kula dukaday shacabka reer Baxdo masjidka wayn ee degmada Baxdo. Madaxweynaha ayaa salaadda kadib khudbad...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs