Thursday, May 2, 2024

Madaxweyne Deni oo guddoomiyay Shir arrimo Muhiim ah looga hadlay (Sawirro)

Madaxweynaha  Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Mashaariicda lagu horumarinayo Biyaha iyo...

Madaxweyne Xassan Shiikh oo goor dhow u dhoofay Magaalada Addis ababa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u safray magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya xili labada dal uu ka dhexeeyo khilaaf...

Muuse Suudi oo diiday in uu ka guuro xerada Mariino iyo Xiisad halkaasi ka...

Senetor Muuse Suudi Yalaxow ayaa ka biyo diiday in uu ka guuro xerada Mariino ee ciidanka Badda Soomaaliya oo kutaala degmada Cabdicasiis, kadib amar kasoo...

Sacuudiga oo soo diiday in ay aqoonsato Danjiraha Somalia u magacawday dalkaasi (Xog)

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in Boqortooyada Sacuudiga soo diiay in warqadaha aqoonsiga Danjiranimo ka gudoonto Safiirka dowlada Soomaaliya u magacawday...

Sarkaal ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo howlgal lagu dilay (Magaciisa)

Ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in saraakiil ka tirsanaa Al-Shabaab ay maanta ku dileen degaanka Galka-Xarareey ee gobolka Shabeellada Dhexe. Saraakiisha la dilay ayaa waxaa...

Xildhinbaan hore iyo Wariye siyaabo kala duwan loogu dilay Muqdisho

Gelinkii dambe ee maanta ayaa waxaa agagaarka beerta nabada oo ku dhow madaxtooyada lagu dilay Wariye ka tirsanaa mid ka mid ah TV-yada ka...

Mid kamid ah Odayaashii soo xulay Baarlamaanka Soomaaliya oo Muqdisho lagu dilay

Waxaa saakay Suuqa Ariga lagu iibiyo oo kuyaala Degmada Dayniile lagu dilay Nabadoon  Cabdi Siyaad Geedi oo kamid ahaa waxgaradka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwii...

James Swan oo lagu soo dhaweeyay xarunta Dowlada Hoose ee Xamar (Sawirro)

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Mudane James Swan ayaa...

Sidee Fahad Yaasiin ku helay dhalashada iyo Baasaboorka dalka Kenya? (Daawo Sawirro)

Dowlada Kenya ayaa baareysa sida uu mas’uul ka tirsan dowlada Fedaraalka Soomaaliya ku qaatay Baasaboorka iyo Kaarka Dhalashada Kenya ee loo yaqaan Kibandha, isagoo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs