Thursday, May 2, 2024

Israa’iil oo shaacisay tirada weerarada dhinaca cirka ah ay ka fulisay magaalada Gaza

Ciidamada arxanka daran ee Istaa'iil ayaa wali magaalada Gaza deegaanno badan oo kamid ah ku garaacaya gantaalo aad u culus, waxa ayna halkaasi ku...

Ku dhowaad kun arday ka qelin jebisay Jaamacadda Jobkey oo shahaadooyin la gudoonsiiyey

Xaflad ballaaran oo shahaadooyin lagu gudoonsiinayey ku dhowaad kun arday oo ka qelin jebisay Jaamacadda Jobkey ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Munaasabadan oo si heer...

Muhaajiriin iyaga oo Qaawan la aray iyo Turkiga iyo Gariiga oo Khilaaf ka dhax...

Saraakiisha Turkiga ayaa Axaddii ka jawaabay eedaymo uga yimi dalka Giriiga oo ku saabsanaa, in dalka Turkigu uu si Khasab ah ugu diray dalka...

(Akhriso) Hirshabelle oo War ka soo saartay weerarkii ciidanka ATMIS ee Ceelbaraf

Dowlad goboleedka Hirshabeelle waxay cambaareynaysaa weerarkii Talaadadii Al shabaab ku qaadeen saldhiga Ciidamada ATMIS deegaanka Ceelbaraf ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Dowladda Hirshabeelle waxay xanuunka la...

Faroole oo ka hor yimid go’aano xalay lagu gaaray Madaxtooyada Puntland

Urur-siyaasadeedka Horseed ee uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole ayaa qaadacay go'aano xalay ka soo baxay shir ka dhacay xarunta madaxtooyada Puntland...

Bannaan bax weyn oo maanta dhacaya Duqa Muqdisho oo baaq u diray shacabka

Waxaa maanta oo Arbaco ah lagu wadaa in magaalada Muqdisho ka dhaco bannaan bax balaaran oo looga soo horjeedo qorshaha dowladda Itoobiya ku dooneyso...

Dowlada Somalia oo si buuxda loogu wareejiyey amniga Magaalada Dhuusamareeb

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa  maanta si rasmi ah loogu wareejiyay Mas’uuliyadda amniga magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Munaasabad arrintan la xiriirta ayaa saaka lagu qabtay...

Casho Sharaf Madaxtooyada loogu sameeyay Thabo Mbeki iyo wafdi la socday (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho sharaf lagu maamuusayo Madaxweynihii Hore ee dalka Koonfur Afrika Mudane Thabo Mbeki iyo wafdiga...

DEG DEG: Ilhaan Cumar iyo Xildhibaano kale oo lagu xiray Mareykanka (Sawirro)

Dhowr Xildhibaan oo ka tirsan Xisbiga Dimuqraadiga ayaa laga xiray agagaarka Maxkamadda Sare ee mareykanka waxaana ka mid ah Ilhan Cumar oo laga soo...

Jubbaland oo shaki gelisay go’aanka Farmaajo ku wareejinayo doorashada & amniga

Jubbaland ayaa ka hadashay sida ay u aragto go'aankii uu Baarlamanka ka horjeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee ahaa in arrimaha doorashooyinka iyo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs