Akhriso: Qaraarka Golaha Wasiiradda ku xireen Qunsuliyadaha Itoobiya ku leedahay dalka iyo eryida safiirka

Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta shir xasaasi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa soo saaray qaraar ku aadan habdhaqanka gurracan iyo faragalinta...

Booliska Chibombo oo u dhacay guri lagu qarinayey tahriibayaal ay Soomaali ku jiraan

Ciidan ka tirsan Hay'adda Socdaalka ee dalka Zambia ayaa waxay u dhaceen Guri lagu hayey Tahriibayaal ka soo kala jeeda dalalka Somalia iyo Ethiopia. Shabakada...

Wasiir hore oo sheegay in Xanuuno ka qaaday lacago Xaaraan ah uu cunay !!

Wasiirkii hore ee wasaaradda boostada iyo isgaarsiinta maamulka Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal oo Warbaahinta la hadlay ayaa shaaca ka qaaday in lacago xaaraan ah...

(Sawirro) Xamse Barre iyo masuuliyiin kale oo sagootiyey danjire Larry J. Andre

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa uga mahadceliyay Dowladda Mareykanka taageerada ay siiso Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ee dhinacyada...

Wararkii Ugu Dambeeyay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo bur bur qarka u saaran

Shirka Golaha wadatashiga qaran ee magaalada Muqdisho uga socda Ra'isul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxda dowlad goboleedyada ayaa xiligan bur bur...

Madaxweyne Farmaajo oo goordhaw u ambo baxay dalka Eritrea

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhaw u ambabaxay magaalada Asmara ee dalka Eriteriya halkaas oo ay uga bilaabanayso booqasho...

Isbadal ku yimid Biyaha Wabiga Shabelle ee mara Baladweyne iyo Sun looga shakiyay

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in isbadal ku yimid biyaha wabiga Shabelle ee dhax mara magaalada Baladweyne, waxaana...

Saraakiil Ciidan iyo dad kale oo loo xiray Shirqool lagu dili lahaa Madaxweyne Rajoelina

Ciidamada amaanka dowlada Madagaskar ayaa xiray 21 qof oo kale oo la tuhunsan yahay in ay ku lug lahaayeen shirqool afgrmbi oo lagu dili...

Guddoomiye Siidow oo shaaciyey sabab yaab leh oo ka dambeysay dagaalkii Wanleweyn

Guddoomiyaha degmada Wanle-weyn ee gobolka Sh/hoose Maxamed Siidow ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaalo maanta ka dhacay degmadaas oo uu dhexeeyey ciidamo kala taabacsan isaga...

Wasaarada Waxbarashada oo shaacisay in Arday ka socota Puntland galeen Imtixaanka Shahaadiga

Waxaa shalay si rasmi ah loo soo gabo gabeeyay imtixaanka shahaadiga ee Dugsiga Sare, waxaana sanadkan imtixaankaasi u fadhiistay in ka badan 34-kun oo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs