Thursday, May 9, 2024

Khilaaf soo kala dhex galay RW Abiy Ahmed & Guddiga abaalmarinta Nobel

Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay inuusan ka qayb gali doonin todobaadka soo socda shirka jaraa’id oo ahaa mid soo jireen ah...

Faahfaahin: Rag dareys ciidan watay oo Wiil 10 sano jir ah ku fara-xumeeyey Muqdisho

Askar la sheegay iney ka tirsan yihiin ciidamada DF ayaa Wiil toban sano jir ah ku kufsaday magaalada Muqdisho, iyadoo falalka kufsiga arxan darada...

Bannaan bax weyn oo maanta dhacaya Duqa Muqdisho oo baaq u diray shacabka

Waxaa maanta oo Arbaco ah lagu wadaa in magaalada Muqdisho ka dhaco bannaan bax balaaran oo looga soo horjeedo qorshaha dowladda Itoobiya ku dooneyso...

Madaxweyne Qays Saciid oo Ra’isul Wasaare Xamse kusoo dhaweeyay Shirka TICAD (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa  saakay madasha shirka caalamiga ee TICAD8 ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Tunisia, Mudane Qays Saciid, oo...

Booliiska gobolka Banaadir oo lagu wareejiyay gaadiid cusub oo ay ku howlgalaan (Sawirro)

Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed, S/Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa maanta ku wareejiyay qeybta guud ee booliiska gobolka Banaadir gaadiid loogu tala galay in booliiska...

Xukuumada Soomaaliya oo si layaab leh uga hadashay Shirkii Mucaaradka ku yeesheen Nairobi

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka hadlay shir shalay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ku yeesheen Xildhibaano iyo siyaasiyiin mucaarad ku...

Madaxweyne Erdogan oo Taageero weyn u muujiyay Ciyaaryahan Dunida caan ka ah

Madaxweynaha  dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa taageero weyn u muujiyay Ciyaaryahanka Kooxda Arsenal Mesut Ozil , oo dhaleecyen xoogan kala kulmay sawir uu...

Daawo Sawirada: Ciidamada Danab oo howlgal ku dilay Xubno Al Shabaab u qaabilsanaa ….

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa saakay howlgal qorsheesan waxa ay ka fuliyeen deegaanka Leego ee gobolka Shabeelaha Hoose gaar ahaan goob Al Shabaab...

Dowlada Somalia oo sheegtay ineysan aqbaleyn dibed-bax khal khal gelinaya amniga

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mohamed Abdirizak Mohamud. ayaa golaha amaanka ee QM kaga warbixiyay taariikhdii dheereyd ee ay soo mareen arrimaha Doorashooyinka, laga soo...

News in English

Silver General Company (SGC)

Silver General Company (SGC) is a legally registered profit-making private company that has been working for the last 6 years providing transportation service in Somalia...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs