Saturday, April 27, 2024

Mo Faarax oo ku farxay Go’aan cusub oo kasoo baxay dowladda Britain

Orodyahanka asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya balse heesta dhalashada dalka Britain Mo Farah  ayaa  shaaciyay in si sharci darro ah, isaga oo carruur ah...

Wariye la afduubtay oo Sabab u noqday in diyaarado badan joojiyaan Duulimaadyo Caalami ah

Qaar kamid ah shirkadaha waa weyn ee diyaaradaha Yurub ayaa joojiyay in ay duulimaad ku tagaan dalka Belarus sidoo kale isticmaalaan hawada dalkaasi, kadib...

Goobihii Maan-dooriyaha lagu iibin jiray ee Muqdisho oo inta badan xirmay

Tan iyo markii kooxda Al Shabaab ka bilaabeen magaalada Muqdisho beegsiga raga ka ganacsada maan-dooriyaha iyo goobaha lagu iibiyo ayaa inta badan waxaa xirmay...

Hardanka Siyaasadeed ee hordhaca u ah doorashooyinka 20/21? (Farmaajo VS Kheyre)

Shirkii baaqday ee u dhexeeyey xukuumadda dhexe iyo dowlad-goboleedyada oo ay ahayd in uu Xamar ka dhaco 5-8-July-2020, hadaladii doorashooyinka madaxtooyada iyo Baarlamanaka ku...

Wafdi xaqiiqo raadin ah oo loo diray xiisada ka taagan Xadka Somalia iyo Kenya

Wasiirka arimaha dibadda dalka Djibouti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa si rasmi ah u shaaciyey in wafti ka kooban mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Djibouti oo...

Aqalka sare oo War ka soo saaray shirka lagu Xaraashayo shidaalka Somalia (Akhriso)

War-saxaafadeed caawa ka soo baxay guddiga kheyraadka Qaranka iyo kaabeyaasha dhaqaalaha ee aqalka sare ee baarlamanka Somalia ayaa looga soo horjeestay shirka la sheegay...

Jabuuti oo ku soo biirtay hardanka loogu jiro Gudomiyaha Midowga Afrika

Jabuuti  ayaa ku soo biirtay loolanka adag ee loogu jiro hoggaanka xiga ee Midowga Afrika oo markan ka iman doono wadamada dhaca bariga Africa. Kulankii...

Ajaaniib lagu dilay weerarkii garoonka Aadan cadde iyo DF oo ka hadashay

Afhayeenka Booliiska Somalia Gaashaanle Cabdifataax Aadan Xasan ayaa xaqiijiyey in lix qof oo shan ka mid ah ay yihiin ajaanib lagu dilay weerarkii maanta...

Raisul Wasaare Xamse oo u mahad celiyey danjire Abdifatah Abdullahi Hassan (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa galabta xafiiskiisa kulan sagootin ah kula yeeshay Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya, Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan. Mudane...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs