Masuuliyiin katirsan Somaliland oo Markab Dushiisa shir uga qeyb galay (Daawo Sawirro)

Madaxweyne ku xigeenka JSomaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo qaar kamida Golaha Wasiirada ayaa kormeer iyo booqasho ugu tegay Markab kamida kuwa Ilaalada...

Shiikh Cali Dheere oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan kooxda Daacish Somalia

Afhayeenka guud ee Al-shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah kooxda Daacish ee ka jirta qeybo ka mid ah...

Madaxweyne Laftagareen & wafdi uu horkacayo oo u dhoofay dalka Nigeria

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka ambabaxay galabta Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho isagoo ku...

Miisaaniyada Dowlada Soomaaliya ee sanadka 2024 oo la daah furay

Munaasabad si heer sare ay u soo agaasintay Waaxda Maaliyadda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen Wasiirka maaliyadda Soomaaliya mudane Biixi...

Ciidamada dowlada oo dib ula wareegay isgoyska Fagax & xaalada oo weli kacsan

Ciidamadii gadoodsanaa ee saaka la wareegay xaafado ka mid ah degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ayaa la soo sheegayaa inay dib ugu laabteen degaanka...

Madaxweyne Biixi oo la kulmay Masuul sare oo katirsan Shirkadda DP World

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabiley wefti uu hoggaaminayo Maareeye-ku-xigeenka ahna Agaasimaha Maamulka iyo Madaxa Fulinta Bariga...

Taliye Sare oo Israeli ah oo lagu dilay weerar gaadmo ah oo lagu qaaday

Dagaalyahanno ka tirsan garabka guutada Al-Qudus ee milliteriga ururka Jihad Islamic ayaa waxay shalay galab weerareen xero ay milliteriga Israel ku leeyihiin meel ku...

RW Rooble oo Baydhabo ka dhagax dhigay dhiismaha Mashruuc cusub (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed laftagareen ayaa maanta si wadajir...

Itoobiya oo ka hadashay Wararka sheegaya iney bilowday buuxinta Biyo xireenka Nile

Dowlada Itoobiya ayaa shaacisay in ay bilowday buuxinta biyoxireenka weyn ee dalkaasi ka dhisayo Webiga Niil, Sida laga soo xigtay Telefishanka Dowladda. Wasiirka Biyaha,Waraabka iyo...

Raisul Wasaare Khayre oo Magacaabay guddi cusub (Akhriso Magacyada)

Raiisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya qaban qaabada munaasabadda xuska todobaadka xoriyadda Soomaaliya. Guddigan uu magacaabay raiiusl wasaaraha...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs