Saturday, May 18, 2024

Midowga Afrika oo qaaday talaabo ka dhan ah Milateriga afgembiyey dowladii Sudan

Midowga Afrika ayaa ka saarey dalka Sudan xubinnimadii iyo dhammaan hawlaha ururkan, illaa iyo inta la soo celinayo dowlad kumeel gaar ah oo heysata...

Madaxweynihii hore ee Kenya oo lagu xukumay inuu bixiyo 10 Milyan oo dollar

Sida ay ku warrantay warbaahinta gudaha, Maxkamadda sare ee Kenya ayaa xukuntay in Madaxweynihii hore Daniel arap Moi uu bixiyo ku dhawaad 10 milyan...

Al Shabaab oo shaqaale caafimaad ka afduubtay deegaanka kuyaalla G/Hiiraan

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaalamayaal katirsan Al Shabaab deegaanka Sheekh Cumar oo dhaca galbeedka gobolka Hiiraan ka afduubteen afar qof...

Madaxweyne Buhari oo Amar ka soo saaray dilkii loo geestay Haweeney Qareen ahayd

Madaxweynaha dalka Nigeria, Muhammadu Buhari waxa uu shalay oo Talaado ahayd ku amray Taliska Boliska Nigeria (The Nigerian Police) inay qaadaan Falka ugu xoogan,...

Talyaaniga, Somalia & heyadda UNDP oo heshiis 3 geesood ah kala saxiixday (Sawirro)

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, ayaa maanta ku saxiixay Muqdisho ka "marqaati" ahaan heshiis ku saabsan qaab maamulka...

Guddoomiye Mursal oo markii ugu horeysay ka hadlay kala dirista guddiga Maaliyada

Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa markii ugu horeysey ka hadley kala diristii guddiga maaliyada baarlamanka ee uu sameeyey gudoomiye ku xigeenkiisa...

Qalfoofta xawyaan dhintay Malaayiin sano ka hor oo lacag waali lagu iibsaday (Sawirro)

Muddooyinkii lasoo dhaafay waxaa soo xoogeysanayay xiisadda ka dhex taagan Masar iyo Itoobiya ee salka ku heysa dhismaha iyo buuxinta biyo xireenka ay ku...

Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo looga dhawaaqay degaanada Galmudug

Dowlad gobolleedka Galmudug ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah xoogagga Al-shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ah degaanada Maamulkaas. Wasiirka Amniga Galmudug Axmed...

Kenya oo laga helay kiiskii ugu horeeyey ee cudurka Coronavirus

Dowlada Kenya ayaa diiwaangelisay kiiskii ugu horeeyey ee cudurka Coronavirus oo fara ba'an ku haya dalalka caalamka qaarkood. Wasiirka caafimaadka ee dalka Kenya, Mutahi Kagwe,...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo si aan caadi aheyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa goordhaw kasoo degay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kadib safar uu maalmihii lasoo...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs