Qalfoofta xawyaan dhintay Malaayiin sano ka hor oo lacag waali lagu iibsaday (Sawirro)

Muddooyinkii lasoo dhaafay waxaa soo xoogeysanayay xiisadda ka dhex taagan Masar iyo Itoobiya ee salka ku heysa dhismaha iyo buuxinta biyo xireenka ay ku adkeysaneyso Addis Ababa.

Magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa waxaa lagu xaraashay qolfoofta xaywaan Diinosor ah oo lagu iibsaday lacag fara badan oo waali

Qalfooftan oo ahaa xaywaan Diinosor ah oo 77 milyan oo sano ka hor dhintay. waxaana lafahan laga helay sanadkii 2018 meel ku dhow xadka Mareykanka iyo Canada.

Qolfooftan ama lafahan dhirir ahaan waa 3 mitir, ballac ahaanna waa 7 mitir, waxaana gatay nin ka bixiyay aduun gaaraya 6.1 Milyan oo Dollar.

 

- Advertisement -