Monday, May 20, 2024
Home Search

- search results

If you're not happy with the results, please do another search

Maxkamad nin dhaqtar ah ku xukuntay inuu hooyadii siiyo hal Milyan oo dollar

Maxkamadda sare ee Taiwan ayaa dhakhtar ku xukuntay inuu hooyadii siiyo ku dhawaad hal milyan oo dollar, maadaama oo ay soo korisay ayna ka...

C/raxmaan C/shakuur ma iska xaadirin doonaa maanta Maxkamadda Racfaanka G/Banaadir?

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir waxaa laga sugayaa maanta siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame, kadib markii Maxkamaddu qoraal ay horey u soo saartay ku sheegtay in...

Al-Shabaab oo sheegatay dilkii loo geystay aabe Cali Nuur Shuute, kana hadashay sababta loo...

Al-Shabaab ayaa sheegatay dil xalay agagaarka hoygiisa oo ku yaalla Xaafada Suuq Boocle ee Degmada Dharkenley loogu geystay  Cali Nuur Shuute oo ahaa Aabaha...

Mid kamid ah Dowladaha Yurub oo wada qorshe ay da’dooda ku ogaaneyso dadka Muhaajiriinta...

Dowlada Jarmalka ayaa wada qorshe ay ku dooneyso in ay ku ogaato da'da saxda ah ee dadka Muhaajiriinta ah ee dalkaasi soo gala, si...

Muwaadinkii ugu horeeyay oo Soomaali ah oo Sanadkan cusub lagu dilay Koonfur Afrika

Wararka ka imaanaya magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in caawa halkaasi lagu dilay Muwaadin Soomaaliyeed halka mid kalana lagu dhaawacay. Kooxo...

Aabaha dhalay Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada oo caawa Muqdisho lagu dilay

Kooxo hubeesan ayaa caawa Xaafada Suuq Buucle ee degmada Dharkeenley waxa ay ku dileen Aabaha dhalay guddoomiyaha Maxkamada darajada 1aad ee Ciidamada qalabka sida Col....

Israa’iil oo soo saartay Amar Murugo badan galiyay Muhaajiriin Afrikaan ah

Maamulka Israa'il ayaa soo saartay amar ku socda kumanaan muhaajiriin Afrikaan ah oo dhulkooda ku nool, kuwaa oo lagu amray in Israa'iil uga baxaan...

Aqalka Sare oo Qaraar kasoo saaray Weerarkii lagu qaaday Guriga Senator Cabdi Qeybdiid (Akhriso)

Gudoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo hogaaminayay Sen, Cabdi Xaashi Cabdulaahi oo ah Gudoomiyaha Aqalka sare ee Dalka Soomaaliya  ayaa qaraar kasoo saaray...

Dowlada Somalia oo ku fashilantay dhismaha Hogaanka Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha 

Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha dowlada Soomaaliya ayaa ku fashilantay in la dhiso Hogaanka rugta ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya kadib markii lakala diray hogaankii hore...

Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha Diinta oo Fariin u dirtay Masaajida iyo Xarumaha diinta lagu barto

War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa fariin loogu diray Masaajida dalka kuyaala, Dugsiyada Quraanka iyo...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs