Saturday, April 27, 2024
Home Search

- search results

If you're not happy with the results, please do another search

Wasiirka Gaashaandhiga DF iyo wakiilka QM oo kulan xasaasi ah yeeshay (Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan sagootin ah la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya...

Mahathir Mohamad & labadiisa Wiil oo lagu bilaabay baaritaan la xiriira musuq

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Malaysia Mahathir Mohamad, oo ku dhowaad 100 sano jir ah, ayaa lagu billaabay baaritaan musuq-maasuq oo ay ku lug leeyihiin...

Mareykanka oo taageerada ka joojiyey Ciidanka Danab ka dib fadeexad soo shaac baxday

Wasaaradda Gaashaandhigga ee XFS oo warbixin ka soo saartay taageerada dowladda Maraykanka ee iskaashiga istiraatijiyadeed ee ay la leedahay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ee...

(Sawirro) Xubno ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay degaan hoos taga gobolka Hiiraan

Deegaanka Ceel-macaan oo u dhaxeeya degmada Jalalaqsi iyo deeganka Buurweyn ee gobalka hiiraan waxaa howlgal lagu dilay laba xubnood oo ka tirsan Al Shabaab...

Xassan Shiikh oo si diiran loogu soo dhoweeyey Magaalada Daru-salaam (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey caasimadda dalka Tansaaniya ee Daaru-salaam, halkaas oo xarun u ah...

Milateriga Israel oo dad ku laayey duqeyn ka dhacday degmada Rafah (Sawirro)

Saraakiisha Isbitaalada falastiiniyiinta ayaa sheegay in duqeymo dhanka cirka ah oo Israel ay ka geysatay koonfurta magaalada Rafah ee marinka Qaza ay ku dhinteen...

Xamaas oo ka hor timid baaq ay soo saareen 17 dal oo uu ku...

Mareykanka iyo 17 dal oo kale ayaa soo saaray baaq ay Xamaas kaga dalbanayaan inay sii daayaan maxaabiista ay hayaan si loo soo afjaro...

(Sawirro) Boliska Mareykanka oo xabsi ku guray dibed baxayaal ka careysan dagaalka Gaza

Booliiska ayaa xiray boqolaal kale oo mudaaharaadayaal ah guud ahaan Mareykanka, iyadoo mudaaharaadyada looga soo horjeedo dagaalka Gaza ay sii xoogeysanayaan guud ahaan xarumaha...

Muxuu yahay ujeedka safarka Guddoonka labada aqal ugu ambabaxeen Turkiga?

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Turkiga. Waxay halkaas uga...

Dowladda oo shaacisay in howlgal qorsheysan lagu dilay in ka badam 70 xubnood oo...

War-saxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ka badan 70 xubnood oo katirsan Al Shabaab ah lagu dilay laguna dhaawacay 30 kale,...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs