Thursday, May 2, 2024

Xaaf oo ciidamo dhigay garoonka Dhuusamareeb & dayuuradii siday Wasiir Sabriye oo..(Sawirro)

Ciidamo fara badan oo ka tirsan Galmudug ayaa la dhigay garoonka dayuuradaha magaalada Dhuusamareeb oo ay ku wajahneyd diyaarad ay la socdeen wafdi uu...

Akhriso: Galmudug oo Shirkadaha dayuuradaha siisay amar ka dhan ah Madaxda dowlada Somalia

Maamulka Galmudug ayaa shirkadaha diyaaradaha ee ka howgala deegaanada Galmudug ku amray in aysan kasoo dejin karin wafdi ka socda Dowlada Federaalka. Qoraal ka soo...

(Sawirro) Dhalinyaro ka tirsaneyd Soomaalida wax ka barta Turkiga oo ku dhintay doon la...

Meydadka saddex Soomaali ah oo ka koobnaa labo wiil iyo gabar ayaa laga helay Badda u dhexeysa dalalka Turkiga iyo Giriiga ka dib markii...

Haween caruur u dhalay Dagaalyahanada Daacish ee dalka Ciraaq oo Somalia la keenayo

Xukuumada Somalia ayaa markii u horeysay xaqiijisay iney dalka ku soo celineyso haween Soomaali ah oo u carruur dhalay dagaalyahannada Daacish ee looga adkaaday...

Madaxweyne Bermúdez oo telefan kula soo xiriiray dhigiisa Somalia (Maxay ka wada hadleen)

Madaxweynaha Waddanka Cubba Miguel Díaz-Canel Bermúdez ayaa khadka telefoonka kula soo xiriiray dhigiisa Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo. Madaxweyne Farmaajo ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa...

Dowlada Somalia oo u digtay Masuuliyiin halis ku ah qadiyadaha lama taabtaanka ah ee...

Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Caawa War-saxaafadeed ay soo saartay waxaa Digniin loogu diray  Dadka ka Shaqeynaya Ficilada Dhaawaca ku ah Qaddiyadaha Lama...

RW Khayre oo la kulmay guddi abaabul oo dhowaan la Magacaabay (Daawo Sawirro)

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xarunta wasaaradda warfaafinta kula kulmay guddiga abaabulka xuska munaasabadda maalmaha Xorriyadda iyo midnimada ee...

(Daawo Sawirro) Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay Cahdiga QM ee Xuquuqda..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay ka mid noqoshada JFS Heshiiska Qaramada Midoobey ee Xuquuqda Naafada. Munaasabad uu ku dhaqan geliyey...

Somalia oo markii ugu horeysay taageero caalami ah u heshay dacwadda Badda

Bayaan ka soo baxay kalfadhiga Afraad ee Baarlamanka Carabta oo lagu qabtay Magaalada Qaahira ayaa laga soo saaray baaq ku aaddan in Biyaha Soomaaliya...

Senatarada aqalka sare ee Baarlamanka Somalia oo digniin adag loo diray

Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa digniin culus u diray Senataro ka tirsan Aqalka Sare oo caadeystay iney ka maqnaadaan...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs