Saturday, May 18, 2024

(Sawirro) Madaxweyne Alexander oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Dalka Austria Alexander van Der ayaa warqadaha aqoonsiga danjirinimo ka guddoomay Danjiraha cusub ee dowlada Soomaaliya u magacowday dalkaas Ebyan Maxamed Saalax Ladane. Safiirka...

Muwaadiniin u dhashay dalka Sacuudiga oo laga soo eryey Maraykanka

Mareykanka ayaa dalkiisa ka eryey 21 askari oo ka tirsanaa ciidanka Sacuudiga ee dalkaas lagu tababara. Ciidankan ayaa la eryay kadib markii mid kamid ah...

Dowlada Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo kala saxiixday heshiis cusub (Sawirro)

Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa maanta oo Axad ah ku kala saxiixday Muqdisho heshiis ku saabsan maqaamka Ergada Midowga Yurub ee...

Gudoomiyihii Maxkamada Sare ee ciidamada Puntland & xubno kale oo xilakii laga qaaday

Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabis iyo Xil-kaqaadis ku sameeyay Guddoonka iyo xubno ka tirsan Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida Iyo Danbiyada Culus Ee  Puntland. Madaxweynaha...

Raisul Wasaare Khayre iyo James Swan oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan ayaa Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho. Kheyre iyo...

QM oo u digtay dalal ay Somalia ku jirto, xili kama dambeys ahna u...

Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in todoba dal oo xubno ka ah Qaramada Midoobey ay weynayaan codkii ay ku lahaayeen fadhiyada ay guud ee golaha. Afhayeenka...

Wafdigii Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhoweeyey Asmara (Sawirro)

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo oo saaka ka ambabaxay dalka ayaa gaaray magaalada Asmara ee dalka Eritrea. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa...

Kenya oo bilowday xeelad cusub oo ay kaga hortageyso weerarada Al-Shabaab

Dowlada Kenya ayaa bilowday iney ilaalo hubeysan raaciso basaska ka shaqeeya inta u dhaxaysa Ismaamulka Lamu iyo degmada Garseen oo ka tirsan dowlad degaanka...

Soomaali ku rafaadsan Xabsi ku yaalla dalka Iran oo qeylo-dhaan soo diray

Koox dhalinyaro Soomaali ah oo ku xiran xabsi ku yaalla dalka Iran ayaa ka cabanaya dhibaatooyin kala duwan oo ku heysta xabsiga ay ku...

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu horkacayo oo saaka ka ambabaxay dalka

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa saaka ka ambabaxay dalka iyagoo ku sii jeeda magaalada Asmara ee dalka Eritrea. Safarka Madaxweynaha...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs