Thursday, May 16, 2024

Qaramada Midoobay oo Saddex qodob ku amaantay dowlada Somalia (Sawirro)

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa guddoomiyay shir dhex maray dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo ka...

RW Khayre oo kulan xasaasi ah la qaatay safiirada Midowga Yurub ee Somalia (Sawirro)

Dowladda federaalka Soomaaliya iyo Midawga Yurub ayaa Muqdisho ku yeeshay kulan looga hadlay horumarinta Dhaqaalaha, Deyn cafinta sida dib-u-habeynta ciidamadu ay uga qayb qaadatay...

Trump oo diiday in la baaro ka dib markii uu la kulmay qof laga...

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa diiday in laga baaro cudurka Coronavirus ama la karantiilo, kaddib markii uu si lama filaan ah ula kulmay qof...

DF oo War ka soo saartay Nin ka yimid dalka Shiinaha oo garoonka Muqdisho...

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee xukuumada Somalia ayaa war ka soo saartay nin Soomaali ah oo lagu qabtay garoonka dayuuradaha Aadan cadde ka...

NISA oo sheegtay in Al-Shabaab ay qaarajisay Muuse Macallin (Mucaawiye)

Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa sheegtay in Al-Shabaab ay qaarajisay Muuse Macallin (Mucaawiye) oo ahaa madaxii hore ee amniyaatka kooxda...

Maraykanka oo duqeyn ku dilay galabta dagaalyaho ka tirsan Al-shabaab

Duqeyn ay fuliyeen dayuuradaha Maraykanku ayaa galabta ka dhacday deegaanka Janaale ee gobolka Sh Shabeelaha Hoose. War-saxaafadeed ka soo baxay caawa dowlada Somalia ayaa lagu...

Heyadda Socdaalka oo Yurub ka furtay Xarun cusub oo laga bixinayo Baasaboorka (Sawirro)

Safiirka Soomaaliya ee Geneva ee wadanka Switzerland Danjire, Abyan Maxamed Saalad iyo K/xigeenka Agaasimaha Guud ee HSJ Mudane, Xasan Cabdulqaadir Maxamed ayaa si wadajir...

Maxay ka wada hadleen Wasiirka Gaashaandhiga DF & danjire Ben Fender?

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed Amar-dambe ayaa Maanta kulan la qaatay Safiirka dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mr. Ben Fender. Kulanka u...

Warbixin: DUFLE SPECIALIST HOSPITAL & adeegyada Caafimaad ee uu bixiyo (Sawirro)

Isbitaalka Taqasusiga ah ee Dufle (Dufle Specialist Hospital) waxaa uu ka mid yahay Isbitaalada ugu waaweyn ee ka howlgala Magaalada Muqdisho 30-kii sano ee...

Duuliye Asli Calansida oo ka hadashay taariikhda Maalinta haweenka 8-da Maarso

Duuliye Asli Xasan Cabaade (Calansida) oo ah haweeneydii ugu horeysay taariikhda Somalia ee duulisa dayuurad dagaal kana mid ahaan jirtay ciidankii cirka Soomaaliyeed ayaa...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs