Taliska Booliska oo hakiyey bixinta Warqada dembi la’aanta ee CID-da, kana hadlay sababta

Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Zakiya Xuseen Axmed ayaa sheegtay in xarumaha faraha ee CID-da la xirayo Maalita berri oo ay taariikhdu ku beegsan tahay...

Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya oo beenisay warar lagu faafiyey Baraha bulshada

Wasiir ku-xigeenka Wasaarada caafimaadka Soomaaliya ayaa beeniyey warar saaka si weyn loogu faafiyey baraha bulshada oo tilmaamaya in qof kale oo Soomaali ah laga...

Ra’isul Wasaaraha Somalia & wafdi uu horkacayo oo saaka ka ambabaxay dalka

Raisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Hassan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa saaka ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Wafdiga Raisul Wasaaraha...

(Sawirro) RW khayre oo kormeeray xarumo loo diyaariyey la tacaalida caabuqa COVID-19

Ra'iisul Wasaaraha Somalia Xassan Ali Khaire ayaa xalay soo kormeeray goobaha loo diyaarinayo hubinta iyo karantiilka dadka looga shakiyay caabuqa COVID-19 iyo daweynta dadka...

DF oo diyaarisay dhaqaale lagula tacaalo Coronavirus & Goobaha Waxbarashada oo la xirayo

Ra’iisul Wasaaaraha Jamahuuriyadda Federaalka ah Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay shaaciyay in  dowladda Soomaaliya ay 5 Milyan oo Doollarka mareykanka ah u qoondeysay...

Ha’yadda Caafimaadka Adduunka oo War cusub ka soo saartay xanuunka Coronavirus

Hay'adda Caafimaadka Adduunka ayaa ugu baaqday dalalka caalamka inay baaraan qof kasta oo looga shakiya feyraska Corona si loo xakameeyo cudurka Corona. Waxaa jiraa walaac...

Saraakiil ka soo laabatay dalka Talyaaniga oo lagu karantiilay Magaalada Muqdisho

Afar Soomaali ah oo la sheegay inay yihiin saraakiil tababar loogu diray dalka Talyaaniga oo ka soo degay Garoonka Muqdisho. Talyaaniga ayaa ka mid ah...

(Sawirro) Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed oo Guddi u Magacaabay ka hortaga cudurka Coronavirus

Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed (Somali Medical Association) ayaa iskugu yimid gelinkii dambe ee shalay kulan deg deg ah oo looga arinsanayey sidii dhaqaatiirtu ay kaalintooda...

Dilal maanta ka dhacay magaalada Muqdisho iyo faah faahino kasoo baxaya

Kooxo hubeesan ayaa duhurnimadii maanta xaafada Sanca ee degmada Kaaraan waxa ay gaadmo ku dileen labo askari oo katirsan ciidanka dowlada Soomaaliya. Goobjoogayaal ayaa ku...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs