Sunday, April 28, 2024

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo War ka soo saaray rasaas ka dhacday agagaarka hoyga Shiikh...

Xeer Ilaaliyada Guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa beeniyey eedeymaha sheegaya in gaari ay leeyihiin ciidanka Booliska DF uu rasaas ku furay difaaca...

Wasaaradda A/dibeda oo soo saartay War-saxaafadeed lagu taageerayo Sacuudiga

WAR-SAXAAFADEED Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si kulul u cambaaraynaysaa maleeshiyooyinka Xuutiyiinta ee Yemen ee gantaalada balaastikada ku riday Magaalooyinka Riyadh iyo Jizan ee...

(Sawirro) Booliska DF oo lagu eedeeyey iney rasaas ku fureen hoyga Shiikh Shariif

Xisbiga Himilo Qaran ee uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Somalia Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa ku eedeeyey ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya inay rasaas...

Khayre oo ka hadlay go’aanka Somalia looga cafiyey deyn dhan $1.4 Bilyan oo Dollar

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa soo dhoweeyay go’aanka ay Deeq bixiyeyaasha Naadiga Paris dalka uga cafiyeen $1.4 Bilyan oo...

Hey’ad caalami ah oo Maraykanka ku eedeeysay inuu shacab ku laayey Somalia

Duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya ayaa bishii Febraayo dilay laba qof oo shacab ah islamarkaana dhaawacay saddex kale, waxaa sidaas bayaan ay maanta soo saartay...

Maryan Max’uud Axmed oo caawa lagu dilay Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya

Koox bastoolado ku hubeysan ayaa caawa haweeney waxay ku dileen qeybo ka mid ah degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. Haweeneyda oo magaceeda lagu sheegay Maryan...

Al-Shabaab oo goob fagaare ah ku toogatay lix nin oo dembiyo culus lagu eedeeyey

Fagaare ku yaalla magaalada Bu'aale ee xarunta gobolka Jubbada dhexe ayaa waxaa ka dhacay xukun dil ah oo al-shabaab ay ku fulisay lix nin...

Qaraxyo xeelad cusub loo adeegsaday oo ka dhacay degaanka Janaale

Labo qarax oo xooggan ayaa ka dhacay duhurnimadii maanta degaanka Janaale ee gobolka Sh/hoose oo dhowaan ay la wareegeen ciidamada DF. Goob joogayaal ayaa sheegaya...

Xeebta Liido oo dabaasha laga mamnuucay & amaro lagu soo rogay Hotelada iyo baararka

Guddiga Maamulka Gobolka Banaadir u qaabilsan ka hortaga caabuqa Coronavirus (COVID-19) oo ay hogaamiso Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Marwo Basma Caamir Axmed...

Qalabka looga hortago Coronavirus oo la gaarsiiyey labo dowlad goboleed (Akhriso)

Wasaaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumada Somalia ayaa maanta u dirtay Maamul Goboleedada Galmudug iyo Hirshabeelle qalab loogu talo galay ka hortaga cudurka...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs