Saturday, May 18, 2024

Xog ku saabsan dayuurado qalab Milateri ka soo dejiyey garoonka Aadan cadde

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dayuurado kuwa xamuulka qaada ah oo maanta qalab milateri ka soo dejiyey garoonka dayuuradaha Aadan Cabdulle ee...

(Sawirro) QM oo xarun ka furaneysa Mid ka mid ah dowlad goboleedyada dalka

Magaalada Dhuusamareeb  ee Caasimada Galmudug waxaa maanta soo gaaray xubno ka tirsan Xafiiska QM ee Soomaaliya. Xubnahan oo isugu jiray farsmo yaqaanno iyo khubaro amni...

Tirada dadka laga helayo COVID-19 ee gobolka Banaadir oo hoos u dhacday

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahisay wararkii ugu dambeeyay ee cudurka Covid-19 ee gudaha dalka oo hoos u dhacday meelaha qaar. Qoraal ka soo...

Ciidamada sugaya amniga Shirka beri oo la go’aamiyey iyo Wararkii ugu dambeeyey

Waxaa goor dhow oo caawa ah ku soo gebageboobay garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho shir xasaasi ah oo ay lahaayeen saraakiisha ciidamada...

(Sawirro) Dowlada Somalia oo ciidamo hor leh geysay degmada Belad-xaawo

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta waxay ciidamo hor leh geysay degmada Beled-xaawo ee gobolka Gedo kuwaasoo ku hubeysan Gaadiid dagaal. Ciidamadan ayaa qeyb ka ah ciidamo...

(Akhriso) Taliska Booliska Somalia oo ka jawaabay hadal ka soo yeeray Deni

Warqad kasoo baxday Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa lagu sheegay ineysan jirin ciidan dheeri ah oo lagu daabulay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee...

Saciid Deni oo sheegay in lagu soo weeraray Xalane, shakina geliyey shirka beri

Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa ayaa sheegay in aanu war u heyn shirka berri ee la sheegay inuu ka furmayo teendhada Afisyooni ee...

Maraykanka oo amar adag siiyey Madaxda dowlad goboleedyada ee Muqdisho ku sugan

Safaarada Maraykanka ee Somalia ayaa amar culus ku soo rogtay madaxda dowlad goboleedyada oo haatan ku wada sugan magaalada Muqdisho. Danjiraha Maraykanka ee Somalia Donald...

Farmaajo oo markii 6 aad iclaamiyay Shir looga hadlayo arimaha Doorashada !!

Muqdisho, Maarso 20, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 22-ka Maarso 2021 ku baaqay shir lagu dhammeystirayo dadaalladii iyo wadaxaajoodyadii...

Dowladihii Yurub ee hakiyey talaalka AstraZeneca oo go’aan cusub qaatay

Iyadoo Wakaalada Dawooyinka Yurub ay xaqiijisay in wax waxyeelo ah uusan sababeyn talaalka Covid-19 ee AstraZeneca ayaa dowladaha Yurub ee hakiyey bixintiisa waxay shaaciyeen...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs