Sunday, April 28, 2024

Dubbe: “Ciidanka Qaranka ayaa soo afjaray abaabul ay wadeen Kooxo Qaran dumis ah”

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cusmaan Dubbe ayaa si yaab leh uga hadlay  xiisadda iyo dagaalada maanta illaa caawa ka taagan magaalada Muqdisho. Dubbe ayaa sheegay in...

Midowga Musharixiinta oo eedeymo culus u jeediyey AMISOM & dowlada Turkiga

Midowga Musharixiinta ayaa War kasoo saaray dagaalada maanta ka bilowday Muqdisho iyo weerar la sheegay in lagu qaaday hoyga Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan...

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo war ka soo saaray dagaalada ka qarxay Muqdisho

Wasiirka Amniga Soomaaliya Xasan Xundubeey Jimcaale ayaa ka hadlay dagaaladii maanta iyo caawa ka dhacay Muqdisho iyo xaalada kacsan ee ka jirtay. Xasan Xundubeey Jimcaale...

C/raxmaan C/shakuur: “Weerarka la igu soo qaaday wixii ka yimaada Farmaajo ayaa qaadaya”

Hogaamiyaha xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa shaaciyey in ciidamo ka amar qaata Farmaajo ay caawa weerar ku soo qaadeen hoyga uu ka degan...

Dagaalo kale oo goor dhow ka bilowday nawaaxiga isgoyska Km4 & Saadaq John oo..

Iyadoo xaalad kacsanaan ah iyo iska horimaadyo ay maanta ka jireen magaalada Muqdisho ayaa dagaal cusub waxaa goor dhow Xiligii afurka ka dib uu...

Ciidamada dowlada oo dib ula wareegay isgoyska Fagax & xaalada oo weli kacsan

Ciidamadii gadoodsanaa ee saaka la wareegay xaafado ka mid ah degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ayaa la soo sheegayaa inay dib ugu laabteen degaanka...

Xasan Sheekh: “Ciidan ka Amar qaata Farmaajo ayaa hoygeyga igu soo weeraray”

Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ciidamo ka amar qaata Maxamed C/llaahi Farmaajo ay weerar ku soo qaadeen hoygiisa oo...

(Sawirro) Dowlada Itoobiya oo danjire cusub u soo magacowday Somalia

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa maanta oo Axad ah, xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, kaga guddoomay nuqul...

Qaybtii Ugu Danbeesay:-Xal ma Leeyahay Khilaafka Dowladda Federaalka & Dowlad-goboleedyada Qore:- Mohamed Abdi Adan...

In ajaanib ay dhex gasho madaxda Soomaalida, ma aha arrin u cuntanta hoggaamiye isku kalsoon. Waxa ayna taasi sii qasi kartaa xiisaddii siyaasadeed ee...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs