Midowga Musharixiinta oo eedeymo culus u jeediyey AMISOM & dowlada Turkiga

Midowga Musharixiinta ayaa War kasoo saaray dagaalada maanta ka bilowday Muqdisho iyo weerar la sheegay in lagu qaaday hoyga Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Max’uud.

War-saxaafadeed ka soo baxay Midowga Musharixiinta ayay ku cambaareeyeen weerar ay sheegeen inuu ku soo qaaday Madaxweyne Farmaajo hoyga uu Muqdisho ka daggan yahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

 

 

 

- Advertisement -