Tuesday, May 7, 2024

Dowlada Somalia oo ka carootay warbixin ka soo baxday guddi ka tirsan Midowga Afrika

Dowladda federaalka Somalia ayaa caro weyn ka muujisay Warbixin uu soo saaray Guddi ka tirsan Midowga Afrika oo looga hadlay xaalada dalka Warbixintan oo ka...

(Sawirro) Aqoon-iswaydaarsi looga hadlayay qoddobo muhiim ah oo lagu qabtay Nederlands

Hay’adaha Jamaal Foundation & Himilo, oo  ka dhisan dalka Nederlands ayaa iska kaashaday kulan aqoon-iswaydaarsi ahaa, loogana hadlayay qoddobo xilligan loo arkay in ay...

TPLF oo go’aan ka soo saartay sida ay ka yeeleyso Maxaabiista ciidamada Itoobiya

Jabhada TPLF ee ka dagaalanta gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya ayaa shaacisey inay sii daayeen ilaa kun askari oo ay ku qabsadeen dagaalkii gobolka...

Wado Shacabka maristeeda Dhib ku qabeen oo la dhisay Xarigana laga jaray (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha lagu sameeyay wadada Laamiga ee hormarta Warshada Caanaha ee...

Guddiga Hirgelinta doorashada Jubbaland oo War cusub soo saaray (Akhriso)

Guddiga doorashooyinka Jubbaland, ayaa soo saaray qodobo dhowr ah, waxayna baarlamaanka Jubbaland ugu baaqeen inay magacaabaan guddiga doorashada aqalka sare oo ah doorashada ugu...

Qaraxyo Al-Shabaab ku aaseen degaano ka tirsan Mudug oo la fashiliyey (Sawirro)

Hawlgal ballaaran iyo weerar jihooyin kala duwan leh ayay saaka ciidamada amniga Galmudug iyo ciidamada Qaranku ku ekeeyeen goobo badan oo Al-Shabaab gacantooda ku...

Maxay ka wada hadleen RW Rooble & dhigiisa Shiikh Khalid Bin Khalifa Aala Thani?

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo dhigiisa dalka Qatar Shiikh Khaalid Bin Khalifa Bin Cabdilcaziz Aala Thani ayaa xalay yeeshay wadahadal dhanka teleefoonka. Xafiiska...

Wararkii ugu dambeeyey qarax ismiidaamin ah oo saaka ka dhacay degaanka Bacaadweyn

Sida ay sheegayaan Wararka ka imaanaya deegaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug weerar ismiidaamin ah oo loo adeegaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey ayaa...

Dad loo xirxiray cunsurinimadii loola dhaqmay qaar ka mid ah ciyaartoyda Britain

Afar qof ayey ciidamada amaanka ee Britain xabsiga u taxaabeen, kaddib markii qaar ka mid ah cayaaryahanada Xulka Qaranka ee kubadda cagta England loola...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs