Wednesday, May 8, 2024

Qarax lala eegtay Kolonyo gelbineysay taliyaha ciidanka Dhulka DF Jen. Biixi

Qarax ayaa gelinkii dambe ee maanta ka dhacay inta u dhexeysa degaanada Wisil iyo Shabeellow ee koonfurta Gobolka Mudug Sida wararku sheegayaan Qaraxan oo ahaa...

Garabka Cabdi Xaashi oo qaaday talaabo jawaab u ah doorashadii ka dhacday Afisiyooni

Garabka uu hogaamiyo Cabdi Xaashi ee siyaasiyiinta Somaliland ayaa doorasho u qabtay Afartii xubnood ee ugu jiray guddiga doorashooyinka gobolada Waqooyi. Xubnahan guddiga maamulaya xulista...

AMISOM oo lagu wareejiyey gaadiid loogu talo galay howlaha doorashooyinka (Sawirro)

Maamulka qeybta Booliiska ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa la wareegay kow iyo toban gaari oo loogu talagalay in kor loogu qaado...

(Sawirro) Maamulka gobolka Banaadir oo ka shiray dhibaato ku soo korortay Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudanr Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Gudoomiyay shirka Degmoyinka Gobolka Banaadir. Shirkan ayaa waxaa sidoo kale ka...

Magaalada qadiimiga ah ee Lalibela oo u gacan gashay Jabhada TPLF

Jabhada TPLF ee ka soo jeeda  gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya ayaa la wareegay magaalada Lalibela oo ku taalla gobolka Amxaarada. Lalibela oo hoy u...

Laftagareen: “Waxaa jira Musharaxiin la ii sheegay iney wadaan hub urursi”

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed (Laftagareen) ayaa si kulul u weeraray musharaxiin xilal raadinaya oo uu sheegay iney is hubeynayan Laftagreen ayaa...

Somalia: Dadka u dhimanaya & kuwa uu soo ridanayo COVID-19 oo sii kordhaysa

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 77 xaalado cusub oo COVID-19...

(Sawirro) Kalfadhiga 3-aad ee Baarlamanka Galmudug oo furmay, laguna ansixiyey..

Kalfadhiga 3-aad ee golaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta oo khamiis ah ka furmay magaalada Dhuusamareeb Ajendaha kulanka maanta ayaa ahaay, Furitaanka Kalfadhiga 3aad. ...

Maxay ka wada hadleen Qoorqoor iyo wafdi ay horkaceyso Anita Kiki Gbeho? (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Xarunta Madaxtooyada Dhuusamareeb kula kulmay Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Marwo Anita Kiki Gbeho iyo wafdi...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs