Saturday, April 27, 2024

Maxay ka wada hadleen Qoorqoor iyo wafdi ay horkaceyso Anita Kiki Gbeho? (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Xarunta Madaxtooyada Dhuusamareeb kula kulmay Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Marwo Anita Kiki Gbeho iyo wafdi...

Al-Shabaab oo xukun dil ah ku fulisay nin aflagaadeeyey Nebi Maxamed NNKH

Fagaare ku yaalla degmada Ceelbuur waxaa shalay gelinkii dambe ka dhacay xukun dil ah oo lagu fuliyay nin lagu eedeeyey inuu aflagaadeeyay Nabi Maxamed...

Gudoomiye Cumar Filish oo xariga ka jaray xarun cusub oo loogu talo galay.. (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray Xarunta Hooyada iyo Dhalaanka MCH Degmada...

Milateri adeegsaday awood xaf dhaaf ah oo laayey ku dhowaad 120 qof

Ciidamada ammaanka Nigeria ayaa lagu eedeeyey inay adeegsadeen awood xad-dhaaf ah ayna dileen ugu yaraan 115 qof kaddib howlgal ka dhan ah kooxaha u...

Madaxweyne Deni oo maanta shaacinaya liiska Musharaxiin laga sugaayey

Madaxweynaha Maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa inuu maanta shaaciyo liiska musharaxiinta xubnaha Puntland ku metelaya aqalka sare ee baarlamanka Somalia. Deni ayaa...

Wasaaradda Caafimaadka dowlada Somalia oo digniin culus soo saartay

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 64 xaalado cusub oo COVID-19...

Jacob Zuma oo mar kale maxkamad la soo taagayo & dacwado kale oo loo...

Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa Talaadada nagu soo aadan laga sii deyn doona xabsiga si uu uga soo hormuuqdo maxkamadda dhageysan...

Xafiiska Rooble oo War cusub ka soo saaray doorashada Gudoonka guddiga Somaliland

Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Somalia ayaa ku adkeeyay in doorashada Hogaanka guddiga doorashada kuraasta labada Aqal ee Somaliland ay noqoto mid daah furan oo lagu...

Gudoomiye Cabdi Xaashi oo qaadacay doorashada gudoonka Guddiga Somaliand

Guddoomiyaha aqalka sare ee Somalia Cabdi Xaashi ayaa qaadacay doorashada guddoonka guddiga doorashooyinka xubnaha gobolada woqooyi ee la shaaciyey in la qabanayo maalinta Sabtida. “Madaxda...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs