Thursday, May 9, 2024

Cumar Filish oo Guddoomiye cusub u Magacaabay degmo ka tirsan Muqdisho

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar  Max'uud Maxamed (Cumar filish) ayaa mar kale u magacaabay Guddoomiyaha Degmada Kaaraan Abshir Kaaraan oo horey...

Hey’adda Socdaalka & Jinsiyadaha oo nidaam cusub ku soo kordhisay adeega ay bixiso

Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha ee dowlada Somalia ayaa soo saartay wargelin ku saabsan adeegga loo qabto Muwaadiniinta iyo dad Ajaaniibta. Qoraal ay soo saartay Hey’adda...

Rooble oo kulan xasaasi ah la qaatay Laftagareen, Qoor-qoor & Guudlaawe (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa la kulmay madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle Rooble iyo saddexda hogaamiye ayaa ka wada...

Qabsoomida Doorashada Soomaaliya waxaa haysta laba caqabadood oo kala daran

Siyaasaddu waa sida durdur biyo qulqulaya oo sida geed meel ma taagna, waxeyse leedahay wareegto isrogeysa oo doc u qaada siyaasiyiinta socodkeeda xawaaraha sare...

Maxay ka wada hadleen Laftagareen iyo safiirada dalalka Maraykanka & UK? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa galabta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiiradda Dowlada Ingiriiska iyo sii hayaha Safaarada...

Dowlada Somalia oo war ka soo saartay xumbo maanta lagu arkay xeebta Liido

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Khayraadka Badda Maxamuud Shiikh Cabdullaahi oo ayaa ka hadlay xumbo la moodo buuro baraf ah oo lagu arkay...

Maxaa ka dhalan kara go’aanada aan laga fiirsan ee Wasiirka amniga Somalia?

Wasiirka Amniga Cabdullahi Maxamed Nuur ayaa wajahaya dhaliilo culus iyo weji gabax ka dhashay warqadihii is xig xigay ee uu soo saaray taasoo ay...

Dagaal lagu hoobtay oo ka dhacay duleedka Garowe iyo Puntland oo War ka soo...

Dagaal ayaa la soo sheegayaa in saaka uu ka dhacay degaaanka Saax-meygaag oo u dhaxaysa gobollada Sool iyo Nugaal, kuna dhow magaalada Garowe ee...

Bandow lagu soo rogay Baladweyne ka dib dagaalo & rabshado ka dhacay

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in Bandow lagu soo Rogay magaalada Beladweyne ee xaruunta gobalka Hiiraan. Talaabadan ayaa ka dambeysay markii saaka...

Guddoomiyihii Guddiga doorashooyinka Puntland oo is casilay, kana hadlay Sababta

Guddoomiyaha Guddiga KMG ee doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax Barre ayaa iska casilay xilka guddoomiyenimada guddigaas. Saalax ayaa si weyn loogu ammaanay inta uu xilka guddoomiyenimada...

News in English

Silver General Company (SGC)

Silver General Company (SGC) is a legally registered profit-making private company that has been working for the last 6 years providing transportation service in Somalia...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs