Friday, April 26, 2024

Golaha Nabadda & Ammaanka Midowga Afrika oo digniin culus u diray Al-shabaab

WAR-SAXAAFADEED Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika (PSC) oo kulankoodii 1081-aad ee qabsoomay 4-tii May 2022-ka, ayaa waxaa looga hadlay weerarkii ay Al-shabaab ku qaadeen...

Doorashada kursigii ay ka dhimatay Marxuumad Aamino Max’ed oo lagu kala baxay

Guddiga doorashoouinka Hirshabelle ayaa xalay xilli dambe Magaalada Jowhar ku qabtay doorashada Kursiga Hop135, oo ay ka geeriyootay Xildhibaanad Aamino Maxamed oo lagu dilay...

Maraykanka oo War kulul ka soo saaray weerarklii Al-Shabaab ku leysay ciidanka Burundi

Maraykanka ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii 3-dii bishan May lagu qaaday xerada Ceel-baraf oo ay deganaayeen ciidamada Burundi ee tirsan hawlgalka Midawga Afrika...

Baaderi lacag ku cunay balan-qaad yaab leh oo lagu dhegan yahay (Sawirro)

Baaderi kirishtaan ah ayaa dhibaato wayn soo wajahday kadib markii uu lacag ka cunay dad uu u balan qaaday inuu yaqaano albaab janada geynaya...

(Sawirro) Muxuu Shiikh Adan Madoobe u sheegay Guddiga doorashada Madaxweynaha?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare mudane Cali...

Maxay ka wada hadleen Shiikh Adan Madoobe & Madaxweynihii hore ee K/Galbeed? (Sawirro)

Gudoomiyaha Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka...

(Akhriso) Xafiiska Hanti dhowrka Guud oo amar culus ku so rogay heyadaha dowlada

Xafiiska hanti dhowrka guud ee Qaranka ayaa soo saray amar looga mamnuucay heyadaha dowlada iney galaan heshiisyo xiliga doorashada. Qoraal ka soo baxay xafiiska hanti...

Guddiga Labada Gole BFS oo shaaciyey jadwalka doorashada Madaxweynaha Somalia

Guddiga Labada Gole BFS ee Qaban-qaabada Doorashada Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya wuxuu maanta ooy taariikhdu tahay 5 May 2022 soo saaray Jadwalka Doorashada Madaxwaynaha...

Axmed Karaash oo xilalka ka qaaday Wasiiro ku dhow Deni, kuwo kalena ku bedelay

XEER KUSIME MADAXWEYNE Lr 98, May 5, 2022 Magacaabid Xubno Golaha Xukuumada Dowladda Puntland Madaxweyne Ku-xigeenka ahna Kusimaha Madaxweynaha Dawladda Puntland MARKUU ARKAY: - Dastuurka Dawladda Puntland...

Madaxweyne Farmaajo oo ka hor yimid Magacaabis uu sameeyey RW Rooble (Wareegto)

Faafin degdeg ah,, Muqdisho, May 03, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hortagaya ku takri-falka awoodda dowladnimada, musuqmaasuqa maamul iyo xadgudubka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs