Guddiga Labada Gole BFS oo shaaciyey jadwalka doorashada Madaxweynaha Somalia

Guddiga Labada Gole BFS ee Qaban-qaabada Doorashada Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya wuxuu maanta ooy taariikhdu tahay 5 May 2022 soo saaray Jadwalka Doorashada Madaxwaynaha 10aad ee JFS.

- Advertisement -