Wednesday, May 8, 2024

Aaska weriye Shariin Abuu Aqel oo lala sugayo walaalkeed oo ka imanaya Somalia

Waxaa la filayaa in saacadaha soo socda la aaso Weriye ka tirsaneyd warbaahinta Al Jazeera oo la toogtay xilli ay kasoo warrameysay duullaan ay...

Guddiga doorashada BFS oo war cusub ka soo saaray doorashada Madaxweynaha (Akhriso)

Guddiga isku dhafka ah ee doorashada Madaxweynaha ayaa soo saaray War-saxaafadeed ka kooban qodobo badan oo ay ku cadeynayaan cidda loo xil-saaray mas’uuliyadda ammaanka...

(Akhriso) Magacyada & Qabiilada musharaxiinta doorashada Madaxweynaha

Waxaa maanta lasoo gabagabeeyey diiwaangelinta musharrixiinta madaxtinnimada Soomaaliya oo socotay saddex maalmood. Guddiga doorashada ayaa diiwaangeliyey 39 musharrax, waxaana la filayaa inay berri musharrixiinta billaabaan...

Ciidanka Liyu Boolis oo qabtay xubno ka tirsan Al-Shabaab iyo hubkooda (Sawirro)

Ciidanka Gaarka ah ee dowlad degaanka Soomaalida (Liyuu Boolis) ayaa sheegay iney qabteen 8-xubnood oo ka tirsan ururka Al-shabaab ah iyo hubkoodii. Saraakiisha ciidanka ayaa...

Nabadoon caawa lagu dilay Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya

Kooxo hubeysan ayaa caawa nabadoon caan ah ku dilay degmada dayniile ee magaalada Muqdisho sida ay sheegayaan warar goor dhow na soo gaaray. Nabadoon Cabdi...

(Sawirro) Muxuu Axmed Madoobe kala hadlay Xildhibaanada ka soo jeeda Puntland?

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa kulan xasaasi ah kula qaatay magaalada Muqdisho Xildhibaanada labada aqal ee ka soo jeeda degaanada Puntland. kulanka...

RW Rooble iyo Gudoomiye ku-xigeenka Golaha shacabka oo ka wada hadlay..(Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka BFS Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar. Rooble iyo Sacdiya ayaa...

Diiwaangelinta Musharaxiinta Madaxweynaha oo dhamaatay (Akhriso Liiska rasmiga ah)

Guddiga isku dhafka ah ee labada aqal u saareen doorashada Madaxweynaha ayaa galabta soo gebagebeeyey diiwaan-gelinta musharaxiinta Madaxweynaha. Qoraalk ay soo saareen guddiga ayey u...

Wararkii u dambeeyey qabanqaabada doorashada Madaxweynaha Somalia

Waxaa socda diyaargarowga doorashada madaxtinimada ee Soomaaliya, taas oo la filayo inay qabsoonto maalinta Axadda ee 15-ka May. In ka badan 30 musharax ayaa...

Shiikh Aadan Madoobe oo kormeeray goobta lagu dooranayo Madaxweynaha (Sawirro)

Guddoomiyaha golaha shacabka oo kormeer ku tahay xarunta lagu qabanayo hadal jeedinta musharaxiinta iyo doorashada Madaxweynaha. Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kormeer indha-indheyn...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs