Thursday, May 2, 2024

(Sawirro) Maraakiibta dagaalka Mareykanka oo gaaray biyaha Taiwan & Shiinaha oo..

Sida lagu shaaciyay war ka soo baxay ciidamada badda Mareykanka Maraakiib kuwa dagaalka oo laga leeyahay dalkaas ayaa maraya marin biyoodka Taiwan. Dowladda Shiinaha oo...

Turkiga oo jawaab caro leh ka bixiyey hadal ka soo yeeray Madaxweynaha France

Dowlada Turkiga ayaa cambaareeysay waxa uu ku tilmaamay hadallada aan la aqbali karin ee Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron uu ka sheegay Aljeeriya. Macron ayaa dhallinyarada...

Raisul Wasaare Xamse iyo wafdigiisa oo gaaray magaalada Tunis (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Tunis ee caasimadda waddanka Tunisia. Ra’iisul Wasaaraha...

Sacuudiga oo xabsi dheer ku xukumay imaamkii hore ee Xaramka Maka

Maxkamad ku taalla Sacuudiga ayaa 10 sano oo xarig ah ku xukuntay Imaamkii hore ee Masjidka xaramka ee magaalada Makka Sheekh Saalax Al-Daalib. Maxkamadda Racfaanka...

Madaxweyne Droupadi Murmu oo warqadaha aqoonsiga ka gudoontay safiirka Somalia

Safiirka Somalia u magacaabatay dalka India Dr. Ahmed Ali Dahir ayaa maanta laga guddoomay waraaqaha aqoonsiga Safiirnimo. Madaxweynaha dalka Hindiya Marwo Droupadi Murmu ayaa danjire...

Dowlada Somalia oo shuruud ku xirtay iney Mashaariic ka fuliso gobolada dalka

Xukuumada Somalia ayaa shuruud ku xirtay iney mashaariic ka fuliso dowlad goboleedyada dalka iyo degaanada hoos yimaada. Wasiirka Arrimaha gudaha Somalia Axmed Macalin Fiqi ayaa...

Madaxa WHO oo walaac ka muujiyey xaalad halis ah oo ka taagan gobolka Tigray

Madaxa Hay'adda Caafimaadka Adduunka ee WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa khamiistii ka dhawaajiyay xanuunkiisa gaarka ah ee ku aaddan xaaladda gobolka Tigray ee Itoobiya,...

Ciidamada DF oo kaabiga ku haya degaan muddo dheer gacanta ugu jiray Al-shabaab

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Maleeshiyada Macawisley oo ay wehliyaan Guddoomiyaha gobolka Hiiraan & Wasiiro ayaa weli howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka wada degaano...

RW Xamza & wafdi uu horkacayo oo safarkii ugu horeeyey dibeda ugu ambabaxay ...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay dalka. Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa ku sii...

Taliban oo War cusub ka soo saartay dilka Hogaamiyihii Al-Qaacida Ayman Al-Zawahiri

Maamulka Taliban ayaa sheegay inaysan helin meydka hoggaamiyahii Al-Qaacida oo dhimashadiisa ay xaqiijiyeen Mareykanka bishii hore. Afhayeen u hadlay kooxdan maamusha dalka Afghanistan, Zabihullah Mujahid,...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs