Monday, April 29, 2024

RW Hamza oo khadka telefanka kula xiriiray Saraakisha dagaalka horkaceysa (Daawo)

Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre ayaa si toos ah Khadka Taleefanka ugula hadlay qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta Hoggaaminaya Kacdoonka Al-shabaab looga xoreynayo dalka...

Axmed Madoobe: “Difaaca waan ka baxnay, cadowga godadkiisa ayaan ku weerareynaa””

Jubbaland ayaa ku dhawaaqday iney ka baxday difaaca, isla markaana ay bilaabeyso weerar ka dhan ah degaanada Al-Shabaab kaga sugan yihiin Jubooyinka. Madaxweynaha Jubaland Axmed...

Puntland oo heegan sare gelisay ciidankeeda iyo amniga dekeda Garacad oo la xoojiyey

Ciidamada difaaca Puntland ee ku sugan Gobolka Mudug ee bartamaha Somalia ayaa heegan buuxa la geliyay sida ay wararku xaqiijinayaan. Sidoo kale, Xeebaha degaannada Gobolka...

Booliska Somalia oo ka hadlay xariga haweeney fal argagax ka geysatay Muqdisho

Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sadiiq Doodishe ayaa shaaca ka qaaday iney xabsiga dhigeen haweeney Muuqaalkeeda lagu faafiyey baraha, taasoo xad gudub kula kaceysay ilmo...

Sarkaal ciidan & dad kale oo ku naf waayey qaraxyo ka dhacay gobolka Hiiraan

Sarkaal ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa ku geeriyooday qarax maanta ka dhacay degaan ka mid ah gobolka Hiiraan Taliyahii Saadka Guutada 5aad qeybta 27aad...

Maxay ka wada hadleen Raisul Wasaare Hamza & danjire James Swan? (Sawirro)

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan...

Ciidanka XDS iyo shacab hubeysan oo howlgal ka bilaabay gobolka Bay (Sawirro)

Ciidanka xoogga dalka ee ku sugan dowlad goboleedka K/Galbeed ayaa howlgalo ay ka sameeyeen degaanno ka tirsan gobolka Baay waxay kula wareegeen degaano ay...

Dayuuradaha casriga ah ee Turkiga oo ku biiray howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab

Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Federaalka Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in diyaaradaha casriga ah ee Dowladda Turkiga ay ku biireen howlgalka ka socda gobolada...

Degaano ay ka mid yihiin Ceel lahelay iyo Moqokori oo lagala wareegay Al-Shabaab

Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa saaka la wareegay degaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanada fara ku tiriska...

Wararkii ugu dambeeyey Khasaaraha qaraxii saaka ka dhacay Muqdisho

Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax ismiidaamin ah oo saaka ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxa oo si xoogan looga maqlay...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs