Wednesday, May 8, 2024

(Sawirro) Raisul Wasaare Xamse oo qodobo muhim ah kala hadlay danjire Pirkka Tapiola

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Filand ee Soomaaliya, Pirkka Tapiola. Waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka...

Xassan Shiikh iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray Magaalada Sharma Shiikh (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa lagu soo dhaweeyey magaalada Sharma Sheekh ee dalka Masar. Wafdiga Madaxweynaha...

Dayax Madoobaad 48 saac ka dib laga arki doono qeybo ka mid ah dunida...

Heyadda Culuunta hawada sare u qaabilsan Mareykanka ee NASA ayaa sheegtay in Talaadada soo socota oo ku beegan 8da Nofambar uu dhici doono Dayax...

Cali Guudlaawe oo gaaray degaano cusub oo Al-Shabaab lagala wareegay (Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gaaray deegaannada Wargaadhi, Geedi xeer, Xasan geedi, Qaahira, Maxaa Saciid iyo Nuur dugle oo dhowaan lagala...

Haween loo heysto dembiyo argagaxiso oo Maxkamad lagu soo taagay Demmark

Maxkamad ku taalla dalka Denmark ayaa la soo taagay Saddex dumar ah oo ka yimid Suuriya kuwaasoo loo haystaa dambiyo argagixisanimo iyo iney ka...

Xassan Shiikh oo kulan xasaasi ah la qaatay Guddiga Qaran ee AML/CFT (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada Guddiga Qaran) ayaa ku...

Muslimkii ugu horeeyey oo ka mid noqonaya Aqalka senate-ka Mareykanka

Siyaasigii ugu horeeyey ee muslim ah ayaa lagu wadaa inuu xubin ka noqday markii horeysay aqalka Senateka Mareykanka Mehmet Oz oo asal ahaanna ka soo...

Madaxweyne Xassan Shiikh oo Wareegto ku magacabay la taliye cusub (Akhriso)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Nasa Ige in uu noqdo Lataliyaha xiriirka caalamiga ah iyo isuduwaha barnaamijyada. Madaxweynaha...

Maxay ka wada hadleen Aadan Madoobe & Axmed Karaash oo ku kulmay Garowe? (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Garoowe ku soo dhaweeyay...

Ciidamada dowlada oo la wareegay degaano cusub oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa degaanka ayaa maanta la wareegay degaano hoos taga degmada Aadan Yabaal iyo degaanka Ruun-nirgood ee Shabeellaha Dhexe, iyadoo aan...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs