Tuesday, April 30, 2024

Qarax weyn oo goor dhow ka dhacay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Qarax aad weyn ayaa goor dhow oo fiidnimadii ah abaare 7:15 daqiiqo ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan wadada Maka Al-Mukarama. Qaraxan oo aad u...

Dowlada Somalia oo shaacisay in la dilay raggii dilay Max’ed Max’uud Shiikh Cali

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daahir Max'uud Geelle ayaa sheegay in ciidamada amniga ay saaka laayeen rag hubeysan oo baabuurta ka dhex toogta dad...

Kaaliye ka tirsan Maxkamadda gobolka Banaadir oo lagu xiray Muqdisho

Ciidamo katirsan booliiska Soomaaliya gaar ahaan kuwa Dambi baarista ayaa xabsiga dhigay Kaalie katirsanaa Maxkamada Gobolka Banaadir oo lagu eedeeyay in uu ku dhaqaaqay...

Al Shabaab oo War kasoo saartay Dagaalyahano saakay looga dilay Muqdisho

War kasoo baxay Al Shabaab ayaa lagu sheegay in saakay dagaalyahano kooxdooda katirsan weerar ku qaadeen gaari dagaal ay la socdeen ciidamo katirsan Ilaalada...

Daawo Sawirada: Ra’iisul Wasaare Khayre Oo lagu Soo Dhaweeyay Khartuum

Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan si...

Wasiiro cusub uu ku jiro C/laahi Goodax oo goordhaw la magacaabay (Akhriso)

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magacaabis Wasiiro cusub iyo Iskushaandheyn loogu sameeyay qaar kamid ah Golaha Wasiirada. Xildhibaan C/llaahi...

Rag hubeesan oo goordhaw lagu dilay magaalada Muqdisho

War goordhaw kusoo dhacay Warqabadka Shabakada Allbanaadir ayaa sheegaya in ciidamada amaanka goordhaw meel ku dhaw daarta Saybiyaano ee degmada Hodan ku toogteen rag...

R/Wasaare Kheyre iyo Wafdi la socda oo saakay ka dhoofay Muqdisho

Ra'isul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saakay ka dhoofay magaalada Muqdisho, waxa ayna u ambo baxeen magaalada Khartuum...

Khayre oo beri u ambabaxaya safar uu ka baaqday Madaxweyne Farmaajo

Raisul Wasaaraha Xukuumada Somalia Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu horkacayo ayaa maalinta beri ah ku wajahan magaalada Khartuum ee dalka Sudan. Safarkan ayuu markii...

Dil caawa ka dhex dhacay Masjid ku yaala magaalada Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa caawa askari ka tirsanaa Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ku dhex dilay degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho gaar ahaan masjid ku yaalla...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs