Friday, May 17, 2024

Eng. Yariisow oo balan-qaad u sameeyey Adeegga gurmadka deg deg ah ee ambalaasta

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Hay’adda Gaadiidka Gurmadka Caafimaadka ee Aamin Ambalaas Dr....

Madaxweyne Farmaajo oo Magacaabay Garsooreyaasha Maxkamadda Sare ee Dalka (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Garsooreyaasha Maxkmadda Sare ee dalka,  keddib soo jeedin ka timid Guddoomiyaha...

R/Wasaare Kheyre oo Shaqo joojin ku sameeyay Wasiir kuxigeenka Wasaarada A/Dibadda

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa shaqo joojin ku sameeyay wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda Dowladda Soomaaliya Mudane Mukhtaar Mahad...

Xukun Adag oo lagu riday Askar dhac u geesatay Shirkada Hormuud (Daawo Sawirro)

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa ku dhawaaqday dacwada xukun ciqaabeedkii loo heystay eedeysanayasha kala ah Dable Xoogga C/kariim Muuse Muxudiin 22-jira,dable Xoogga Aweys Faarax...

Wasiir Sabriye oo mar kale ka biyo diiday Qorshe uu watay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir

Wasiirka Arimaha Gudaha Xukuumada Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa mar kale ka biyo diiday qorshe la doonayay in xilka looga qaado qaar badan oo kamid ah...

Xoghayihii Joogtada ee Wasaaradda Gargaarka oo is casilay & Xog ku aadan sababta

Xoghayihii Joogtada ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Maxamed Cumar Macalin ayaa iska casilay xilkii uu ka hayey wasaaraddaasi. Warqadda is casilaadda Xoghayaha ayuu ku...

Ra’isul Wasaare Khayre oo soo dhameystay booqashadii uu ku tegay dalka Sudan

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib Booqasho ay ku tageen Magaalada Khartuum...

Beesha Carab Soomaali oo Dowlada ka dalbatay in loo diyaariyo Diyaarado ay dalka uga...

Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Siyaasiyiin , Xildhibaano , Waxgarad , Dhalinyaro iyo Haween kasoo jeeda Beesha Carab Soomaali, waxa ayna kulanka...

In ka badan 20 Shaqo oo ka banaan Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska Dowladda...

Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu bishaaraynaysa Shacabka Soomaaliyeed in ay u hayso Fursada Shaqo taasoo taasoo ka banana...

Qaraxyo lagu weeraray Ciidamada AMISOM oo goordhaw ka dhacay Muqdisho

Waxaa saakay qaraxyo miino lagu weeraray kolonyo gaadiid  ay wateen ciidamada AMISOM oo marayay inta u dhaxeysa laamiga Xaafada Suuqa Xoolaha iyo Isgooska SOS...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs