Monday, May 20, 2024

Macalimiin ka yimid Wadanka Sudan oo lagu soo dhoweeyey Jaamacadda Benaadir (Daawo Sawirro)

Munaasabad lagu soo dhoweynayey Macalimiin ka timid Jaamacadda caalamiga ah ee Afrika (International University oo Africa) ee dalka Sudan, kuwaasoo marti u ah Jaamacadda...

Jaamacadda Jazeera oo furtay Postgraduate Program (Daawo Sawirada)

Jaamacadda Jazeera ayaa keentay waxbarashada heerka 2-aad ee Jaamacadda, waxayna qaybo ka mid ah waxbarashadaas kala kaashanaysaa qaar ka mid ah jaamacado ku yaal...

Mogadisho Book Fair. Mahruuc Shisheeye mise bandhig Buugaag ?!!

Sidaa aad magacaba ka garan kartaan, waa mid ay ankumiddiisu lahaayeen dhalinaro Soomaali qurbo joog u badan . Dhabcan ma fahmi karo qof walboo...

Qarax goordhaw ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Waxaa goordhaw qarax xoogan oo laga maqlay qeybo badan oo kamid ah magaalada Muqdisho uu ka dhacay Xaafada Taleex ee degmada Hodan gaar ahaan...

Xukuumada Oo soo saartay Amar ku socda Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dawladda

Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa soo saartay amar faraya dhammaan wasaaradaha iyo hay’adaha kale ee dawladeed in ay ixtiraamaan, raacaan kuna dhaqmaan sharciga iibaka...

Saraakii labo cisho ku xanibnaa garoonka Kismaayo oo dib loogu celiyey Muqdisho

Waxaa maanta garoonka diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo laga dhoofiyey labadii Sarkaal ee Xamar laga direy kuwaasoo labadii bari ee u dambeysey ku xayirnaa garoonka...

Madaxweyne Farmaajo oo dhameystay booqashadii Jabuuti, una duulay dalka..

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayey oo howlo shaqo u joogay Dalka Jabuuti ayaa maanta u ambabaxay Dalka Turkiga ka dib...

Jabuuti oo ka hadashay sida uu noqon doono xiriirka ay la leedahay dowlada Somalia

Wasiirka Arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ku sheegay in xiriirka Soomaaliya iyo Jabuuti uu sii ahaan doono mid xooggan. Maxamuud Cali Yuusuf ayaa sheegay...

Guddoomiyeyaal degmo oo xilalka laga qaaday ka dib wareegto soo baxday

Wasiirka Arrimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilalka ka qaaday mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka gobolka Hiiraan. Wareegto uu soo...

(Daawo Sawirro) Dowlada Qatar oo balan-qaad muhiim ah u sameysay Booliska Somalia

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed (Ameriko) ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka dawladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Danjire Xasan Xamsa Asad...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs