Saturday, April 27, 2024

Qarax gaari lagu soo xiray oo ka dhacay Muqdisho iyo faah faahino kasoo baxaya

Waxaa maanta qarax nuuca gaadiidka hoosta looga  dhajiyo uu ka dhacay Isgooska Tarabuunka ee degmada Hodan, waxaana qaraxan ka dhashay khasaaro dad shacab ah...

Isbedel lagu sameeyey Guddiga Fulinta Xisbiga Wadajir iyo Xisbiyo siyaasadeed iyo shakhsiyaad kale oo...

Kulamo wadatashi iyo wadahadal siyaasadeed oo u dhaxeeyey Xisbiga Wadajir iyo Xisbiyo siyaasadeed iyo shakhsiyaad kale oo siyaasiyiin ah ayaa soo gaba- gaboobay 20/04/19....

Dowlada oo Gaadiid ku wareejisay qaar kamid ah maamul goboleedyada (Daawo Sawirada)

Wasaarada Maaliyadda Xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaadiid ku wareejisay qaar kamid ah maamul goboleedyada dalka ka jira iyo sidoo kale maamulka Gobolka Banaadir. Wasiirka...

Mahad Salaad: “Farmaajo wuxuu rabaa inuu been & boor isku qaris ku indho sarcaadiyo...

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka hadlayay shirweynaha Culimada oo maanta ka furmay Muqdisho ayaa sheegay inay jirto mucaaradnimo dumin ah oo la...

War cusub oo ka soo kordhay canugii maalmo ka hor laga xaday Isbitaalka SOS...

Ilmo yar oo Jimcihii la soo dhaafay laga xaday Isbitaalka SOS ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in haatan la helay sida ay sheegeen...

Guddoomiyaha cusub ee Bankiga dhexe oo Xilka la wareegay (Daawo Sawirro)

Munaasabad lagu qabtay xarunta Bankiga Dhexe ee Somaaliya ayuu maanta Xilka si rasmi ah kula wareegay Guddoomiyaha Cusub ee Bankiga Dhexe, iyadoo ay goobjoog...

(Daawo Sawirro) Sida quruxda badan ee Madaxweyne Farmaajo u furay Shirweynaha Culimada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo daah-furay Shirka Culimada Soomaaliyeed ayaa adkeeyey in culimadu ay hormuud ka noqdaan sidii loo wacyigelin...

Midowga Yurub oo ciidamo gaar ah u sameynaya ka hortaga qulqulka Qaxootiga

Baarlamanka Midowga Yurub ayaa ansixiyay sharci cusub oo lagu xakameynayo Qaxootiga sida sharci darada ugu soo qulqulaya Wadamada xubinta ka ah Midowga Yurub. Sharciga ayaa...

Guddoomiyaha cusub ee degmada H/wadaag oo Xilka la Wareegay (Daawo Sawirro)

Munasabad uu xilka kula Wareegayay Gudoomiyaha cusub ee degmada Howlwadaag Mustaf Cali Axmed ayaa galabta lagu qabtay Xarunta Degmadaas ee magaalada Muqdisho. Munasabadan ayaa waxaa...

(Akhriso) Dowlada Somalia oo shaacisay Jadwalka imtixaanka dugsiyada Sare

Qoraal caawa ka soo baxay Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay Jadwalka Imtixaanka dugsiyadda Sare ee dalka. Imtixaanka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs