Friday, May 17, 2024

Dowlada Somalia oo War ka soo saartay afgembigii fashilmay ee gobolka Amxaarada Itoobiya

Xukuumada federaalka ah Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaareysay isku daygii afgambi ee ka dhacay Gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya kaasoo lagu dilay masuuliyiin...

RW Khayre oo furay Wejiga 2-aad ee dib u habeynta Ciidanka Xoogga dalka (Daawo...

Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta billaaabay wejiga labaad ee dib-u-habaynta Ciidamada xoogga Dalka. Ra’iisu Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa...

Maxay ka wada hadleen Wasiirka A/dibeda Somalia & dhigiisa Wang Yi (Daawo Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa wadahadal laba dhinacle ah maanta kula yeeshay dhiggiisa China, Mudane Wang Yi...

Fiqi: “Dhuusamareeb waxaa ku soo haray labo kooxood oo kala ah Ahlu Sunna iyo..”

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kana soo jeeda degaanada Galmudug ayaa sheegay in madaxweyne Xaaf iyo Galmudug ay isaga...

Raisul Wasaare ku-xigeenka Somalia oo kulan la qaatay Maamulka G/Banaadir (Sawirro)

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta kulan la qaatay guddiga gobalka Banaaadir ee qaban-qaabada munaasabada toddobaadka...

Aqalka sare oo u codeeyey Xeer Muhiim ah oo wax laga bedelay (Daawo Sawirro)

Golaha Aqalka Sare BFS ayaa Kulan ku yeeshay xarunta Aqalka Sare BFS maanta oo Sabti ah,Kalfadhiga 5 aad Kulankiisa 9 aad. Ajandaha kulanka ahaa :Akhrinta...

Aas Qaran oo Jigjiga loogu sameeyay Meydka abwaan Sangub (Daawo Sawirro)

Waxaa maanta aas qaran oo aan loo kala harin loogu sameeyay caasimada degaanka ee Jigjiga Allaha u naxariistee marxuum Abwaan Maxamuud Cabdilaahi ciise (Sangub)...

Xaaf oo ciidamo dhigay garoonka Dhuusamareeb & dayuuradii siday Wasiir Sabriye oo..(Sawirro)

Ciidamo fara badan oo ka tirsan Galmudug ayaa la dhigay garoonka dayuuradaha magaalada Dhuusamareeb oo ay ku wajahneyd diyaarad ay la socdeen wafdi uu...

Akhriso: Galmudug oo Shirkadaha dayuuradaha siisay amar ka dhan ah Madaxda dowlada Somalia

Maamulka Galmudug ayaa shirkadaha diyaaradaha ee ka howgala deegaanada Galmudug ku amray in aysan kasoo dejin karin wafdi ka socda Dowlada Federaalka. Qoraal ka soo...

(Sawirro) Dhalinyaro ka tirsaneyd Soomaalida wax ka barta Turkiga oo ku dhintay doon la...

Meydadka saddex Soomaali ah oo ka koobnaa labo wiil iyo gabar ayaa laga helay Badda u dhexeysa dalalka Turkiga iyo Giriiga ka dib markii...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs