Saturday, May 4, 2024

Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqday Taliska Ciidanka xoogga dalka ee Jubbaland (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho uu ugu kuur-geliyey baahiyaha ciidanka ku tagey taliska qeybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga...

Raisul Wasaare Khayre oo sameeyey balan-qaad muhiim ah (Daawo Sawirro)

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta soo xiray shir Muqdisho uga socday Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La-socodka Dib-u-eegista...

Xassan Shiikh: “Way na dhibaysaa dilka & dhibaataynta shacab kor u qaadaya calanka ...

Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo salaadda Jimcada kula oogay Madaxda dalka, Masaajidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka ayaa ka hadlay halganka dalka lagaga xoreynayo al-shabaab,...

Dowladaha Somalia iyo Boqortooyada Sacuudiga oo heshiis kala saxiixday (Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta & Arr Diinta JFS Xildhibaan Sheikh Nur Mohamed Hassan & wafdi uu hogaaminayo oo maalmahan safar shaqo ku joogay magaalada barakaysan...

AMISOM oo qiratay shacab ku dhintay dagaal ka dhacay gobolka Sh/hoose

Howlgalka nabad-ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya ee Amisom ayaa qiray in dad shacab ah ay ku dhinteen iska hor-imaad dhex-maray ciidankooda iyo kuwa Al-Shabaab...

Saciid Ciise: “Siyaasiyow ka digtoonow dhagarta dagaal siyaasadeedka Sokeeye”

Siyaasiyow ma hubtaa waxa aad faleysid xiliga kala guurka inuusan feeraha doc kaaga faruurin!!! Siyaasiyow yeysan ku mashquulin dhagarta laga aloosayo qalalaasaha laga curinayo...

Farkeeti oo ka hadlay qaabka uu ku bilowday dagaalka ka socda Magaalada Baydhabo

Wasiirkii hore ee Maaliyadda Xukuumada Soomaaliya Maxamed Aadan Farkeeti ayaa sheegay in dagaalka saaka ka bilowday magaalada Baydhabo uu bilowday ka dib weerar lagu...

Tirada Dhimashada daadadkii Liibiya oo dhaaftay 11 kun & dad weli la’layahay (Sawirro)

Ugu yaraan 11,300 oo qof ayaa illaa hadda la xaqiijiyey iney ku dhintay 10,100 kalena waa lagu la’yahay magaalo xeebeedka Derna toddobaad kadib markii...

Muuse Biixi oo dalab niyad jab abuuray hor dhigay shirka Jabuuti (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa khudbad uu ka jeediyey munaasabada  furitaanka shirka Soomaaliya iyo Somaliland ee ka dhacday dalka Jabuuti. Muuse Biixi ayaa beesha...

Saciid Ciise: “Doorasho qof iyo cod ah halista ugu weyn ee ay leedahay waxay...

Doorasho qof iyo coda halista ugu weyn oo ay leedahay waxey tahay natiijada codbixinta oo la musuq maasuqo, taas oo si xoogga ugu dhacda...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs