Gudoomiyihii Degmada Xamar Weyne oo la sheegay in Shirqool lagu xiray

Maamulka gobolka Banaadir ayaa dhawaan shaqo joojin iyo xarig isugu daray Gudoomiyihii degmada Xamar Weyne Cumar Shariif Jeeg , oo laga duubay cod sir ah...

Khilaaf soo kala dhex galay DP World & ganacsatada Boosaaso oo sababay..

Dekadda Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaan maanta shaqeynin ka dib gadood ay sameeyeen ganacsatada badeecadaha kala soo dega dekedaas sida ay sheegayaan wararka...

Xassan Shiikh oo Warqadaha aqoonsiga ka gudoomay danjire Pier Mario (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  Danjiraha cusub ee Dowladda Talyaaniga ay u soo magacawday Soomaaliya mudane Pier Mario Daccò Coppi...

Madaxweyne Farmaajo oo amar cusub faray Wasiirada Xukuumada Khayre (Akhriso)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ansixinta Sharciga Dhismaha Hay’adda Dadka Naafada ah. Madaxweyanaha ayaa tilmaamay...

Madasha Xisbiyada oo eedeeyey Mid ka mid ah dowladaha deriska la ‘ah Somalia (Akhriso)

Madasha Xisbiyada Qaran ee ay ku midoobeen Madaxweynayaashii hore ee Somalia iyo siyaasiyiin mucaarad ah ayaa ku eedeeyey ciidamada Itoobiya iney fara gelin ku...

Mohamed bin Abdulrahman Al-Thani oo loo dhaariyey Ra’isul Wasaare

Diblomaasiga ugu sarreeya Qatar ayaa maanta loo dhaariyey ra’iisul wasaaraha dalka, isaga oo beddelaya xubin kale oo ka tirsan qoyska dalka xukuma, kaasi oo...

Burcad badeed xabsi daa’in ugu xirnaa dal Carbeed oo lagu celiyey Boosaaso (Sawirro)

17 nin oo muddo burcad-badeednimo ugu xirnaa dalka Cumaan ayaa maanta laga soo dejiyey Dekedda Magaalada Boosaaso. Raggan oo dhalinyaro u badan ayaa Cumaan ku...

Xukuumada Somalia oo ka hadashay khasaaraha ka dhashay qaraxii ka dhacay Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska xukuumada Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ay hareer taagan yihiin Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha, Taliyaha Booliiska Soomaaliya iyo...

Dowlada Somalia oo tirakoob ka soo saartay saameynta ka dhalatay abaarta ka jirta dalka

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xaruntiisa Qaran ee Hawlgallada Gurmadka Degdegg ah (National Emergency Operation Center, NEOC) waxa iyada oo kaashanaysa dhammaan Wasaaraddaha heer Federal iyo...

Saciid Ciise: “Waxaad arkeysaa dad la dagaalamay kelitalis oo raba iney noqdaan kullitalis”

Eebow Dadka Sida Waalidaa Dowladda Ugu weyraxsan Sii Risiq Xasiloon oo Xalaala Wadaad ku nool degmada ay dadkiisu degen yihiin ayaa Allebariga degmadiisa ku haystey...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs