Monday, April 29, 2024

Wasaarada Degaanka iyo Isbedelka Cimilada DF oo digniin u dirtay shacabka Cadale

Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka Cimilada dowlada Somalia ayaa digniin ka soo saartay Fuustooyin ku soo caariyay Xeebta degmada Cadale ee gobolka Sh/dhexe. Fuustooyinkan oo ah...

Wasiir Dubbe oo hakiyey go’aan Maqaahida Tiyaatarka looga kireeyey Shirkad ganacsi

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee xukuumada Somalia Cismaan Dubbe ayaa hakiyey iyo dib u hawl-gelinta maqaahida Tiyaatarka oo laga kireeyey shirkad ganacsi ka...

Abiy Ahmed oo ka hadlay heshiiska dowladiisu la gashay falaagada TPLF

Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa sheegay in heshiiska xabbad joojinta ee ay dowladdiisu la saxiixatay saraakiisha ka socotay gobolka Tigray uu dalka u...

Maxaa ka soo baxay Shirkii Golaha Wasiirada oo goor dhow soo gebageboobay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa Guddoomiyay shir aan Caadi ahayn oo golaha wasiirradu ka yeesheen amniga dalka, gaar...

NISA oo xirtay weriye dhowaan soo wareystay hogaamiye ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ayaa xiray weriye Jamaal Maxamed Cusmaan oo ka tirsan telefishinka Channel 4 ee dalka Ingiriiska. Weriyaha ayaa la qabtay...

(Sawirro) Xafiiska RW Rooble oo War ka soo saaray heshiiskii caawa lagu gaaray Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay Midowga Musharaxiinta ayaa tilmaamay in wadahadalladu ay ahaayeen kuwo miro...

Maamulka Koonfur Galbeed oo xilal u Magacaabay Masuuliyiin cusub (Akhriso)

Wasiirka Arrimaha gudaha dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Abuukar Cabdi ayaa soo saaray wareegto lagu magacaabay xilal...

Cali Guudlaawe oo Tina Intelmann kala hadlay arrin xasaasi ah oo la xiriirta Al-Shabaab

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe ayaa maanta kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho Safiirka Modowga Yurub ee Soomaaliya Danjire Tina Intelmann. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa...

Iska Hor imaad khasaaro nafeed geestay oo ka dhacay gudaha Suuqa Bakaaraha

Wararka aan ka heleyno Suuqa Weyn ee Bakaaraha ee Muqdisho ayaa ku waramaya in maanta iska hor imaad khasaaro geestay oo u dhaxeeyay ciidamo...

Dowlada Somalia oo sheegtay ineysan aqbaleyn dibed-bax khal khal gelinaya amniga

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mohamed Abdirizak Mohamud. ayaa golaha amaanka ee QM kaga warbixiyay taariikhdii dheereyd ee ay soo mareen arrimaha Doorashooyinka, laga soo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs